24/06/2022
Tatababarka wuxuu ku kusaabsanaa qodobada hoos ku qoran 1.soo xulida macalimiinta tababarada iskaashiga 2. Aqoon iswaydarsiga macalimiinta kuliyada iyo macalimiinta tababarada iskaashiga dhanka TTLMKA 3. Kaydinta xogta ardayda gudaha industry. 1. Qorshaha macalimiinta 2. Imtixaanka ardayda practical ee uu qaaday macalimiinta industry trainers 3. Lawadaagida xogta ardayda ogahay qusayso