Magan-Bariis Tv

Call Contact the university

Magan-Bariis Tv Wararka Caalamka, Sugaanta,madadaalada, sports

Adhigii waa dhalay roobkina wasugayna 🤲
13/09/2026

Adhigii waa dhalay roobkina wasugayna 🤲

Asmaa Ali oo asal ahaan ka soo jeedda Yemen ayaa loo magacaabay xaakim ka tirsan maxkamadaha gobolka Mississippi, iyadoo...
13/09/2026

Asmaa Ali oo asal ahaan ka soo jeedda Yemen ayaa loo magacaabay xaakim ka tirsan maxkamadaha gobolka Mississippi, iyadoo noqotay gabadhii ugu horreysay ee Muslimad, xijaaban, Yemeni-American ah ee xilkan ka qabata gobolkaas.

Magan-Bariis Tv

Geedka yar magaciisa layska rabaa aad u taqaan ?
28/08/2026

Geedka yar magaciisa layska rabaa aad u taqaan ?

Hashu markay sidaa gorofka u laaddo xadhiga lagu xidho iyo halka lagaga xidho nala wadaag waa Hadii aad tahay Geeljire m...
28/08/2026

Hashu markay sidaa gorofka u laaddo xadhiga lagu xidho iyo halka lagaga xidho nala wadaag waa Hadii aad tahay Geeljire magaalada soo galay

Kooxda TPLF ayaa sheegtay in “xalka kaliya ee Itoobiya uu yahay in meesha laga saaro xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Ah...
28/08/2026

Kooxda TPLF ayaa sheegtay in “xalka kaliya ee Itoobiya uu yahay in meesha laga saaro xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed.

Guddoomiye ku-xigeenka TPLF ayaa sheegay inay weli socdaan duqeymo xidhiidh ah oo ciidamada milatariga Itoobiya ay ka fulinayaan gobolka Tigray.

Wuxuu sheegay in xalka kaliya ee Itoobiya ee hadda furan uu yahay in meesha laga saaro xukuumadda hadda talada haysa, iyo xisbigiisa Barwaaqo waa siduu hadalka u dhigay.

Magan-Bariis Tv

28/08/2026

صلى الله عليه وسلم

23/08/2026

Carab Yare Taliyaha Kuliyada Tababarka TurkSom Somalia🇸🇴

Taliye Carab Yare⚔️🇸🇴
15/01/2026

Taliye Carab Yare⚔️🇸🇴

17/11/2025
dhulkii uduga gobolka sarar
10/11/2025

dhulkii uduga gobolka sarar

Address

Ceelkarri
Addis Ababa
TVCHANEL

Telephone

+251915030754

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Magan-Bariis Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Magan-Bariis Tv:

Shortcuts

Share