13/09/2022
Waa qoomiyad ku nool dalka Nigeria, wiilkii ama gabadhii guurka ka daaha waxaa la geeyaa biyaha webiga, si loo biyo cabsiiyo ama loo quusiyo, ilaa uu ka dhahayo waa guursanayaa.!
Qaar badan oo innaga mid ahi waa ku reyn lahayd malaha in sidaa loo biyo cabsiiyo.🤣
Wariye Abdihakiin Qays