Ashuu hikam

Ashuu hikam Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ashuu hikam, College & University, Addis Ababa.

Dhaawaci qaLbiga 💔 part:1( Sheeko qaLbi jab ah ) amiir io amiira😍 Amiira waa gbdh dagan dabecad wngsn waxa aY kadhalataY...
05/12/2022

Dhaawaci qaLbiga 💔 part:1

( Sheeko qaLbi jab ah ) amiir io amiira😍

Amiira waa gbdh dagan dabecad wngsn waxa aY kadhalataY reer taajirin ah nolol wngsna waY kunoolaYd gbdh jaamacad barata iska farxaanad ah kaftan badan lkn kibir badan 😄

Maalin maalmaha kamid ah iYadoo jaamacada usocota aYuu gaadhiGi ka halaabaY iYadoo is leh waqtigii wuu kaa dhacaY aYaa waxa arkaY wiiL wuxuna kudhahaY maku sii dhaweeYa waYka ogolaataY waYna raacdaY dhawr jeerbu lahadlaY sethY io magaca umaYna jawabin oo kibir io Yasid aYaa kujirtaY Hal Mar ayyna ku xanaaqdaY oo tiri War badnidaa halkan ii istaag wuu istaajisaY gaarigi waYna kadagtaY

MaaLmo kadib ayy wiilki ku aragtaY jaamacada aY dhiganaYsaY waYna lahadashY balse umuusan jawabin oo mudankeeda aYuu marsiiyy .......lasoco part 2 mhdsanidin ❤ 😍

Wlhi waxaa aYaan darro ah ragg waawaYn isku sawiraaYa burjiko aY siinaYan hooYo somaliYed allow caqLiga io damiirka hana...
03/12/2022

Wlhi waxaa aYaan darro ah ragg waawaYn isku sawiraaYa burjiko aY siinaYan hooYo somaliYed allow caqLiga io damiirka hanaGa qaadin waasidan oo kle marka laleeYhY illaahY bini aadam iima baahio😢😭

Geerida timiyey xaqbaa tahaYoo talada rabiba dhimasho tabise haYeeshe tanise urugiYo tiiraanYo badna allaha unaxaristo a...
29/11/2022

Geerida timiyey xaqbaa tahaYoo talada rabiba dhimasho tabise haYeeshe tanise urugiYo tiiraanYo badna allaha unaxaristo abwaan geesi 😢 😭

29/11/2022

*Mar waLpa waxaa jirra qof aad muhiim uthY ee hawaLwaLin*🥺❤

14/11/2022
14/11/2022

Waxa uGu qurux padan ee naf laGu kasbado waa ixtiraamka

Dadka qaar waa sida taariikhda oo kle lama ilaawi karro lamana soo ceLin karro😥
13/11/2022

Dadka qaar waa sida taariikhda oo kle lama ilaawi karro lamana soo ceLin karro😥

Allow saan si dhaanta😭 🤣😂
13/11/2022

Allow saan si dhaanta😭 🤣😂

Aad ayy uxanuun padanthY marka uu qof waLpa kudhaho is adkee baLse aYsn kawar qabin xaaLka aad kusuganthY 💔😢
13/11/2022

Aad ayy uxanuun padanthY marka uu qof waLpa kudhaho is adkee baLse aYsn kawar qabin xaaLka aad kusuganthY 💔😢

13/11/2022

📎qof aan jooGitaankaGa qadarinaYnin maqnaanshihiisa hawaYnaYn 🖇 ❤ 😍

Address

Addis Ababa

Telephone

+251968999019

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ashuu hikam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share