10/09/2022
Muftaxii qalbigaay
Muran ha iga filan
Niyada iyo qalbigu kuma wayin karane
Maskax day diyeey
Wacaneey kumee
Miirkay giyeey wacadkena adkee
Mar hadii aan kuhelay mahadisay naftuba
Nus iga midaay midig tayda imoow
Maal mihi wacnaa dhax musha xaynaa💋