Xafiiska waxbarashada degmada galxamur

Call Contact the university

Xafiiska waxbarashada degmada galxamur Education

Degmada Galhamur Waxa soo dhamaday one project wored Sanad miisaaniyeed 2018Kaso si ficin loo diyaariyey
01/09/2026

Degmada Galhamur

Waxa soo dhamaday one project wored
Sanad miisaaniyeed 2018
Kaso si ficin loo diyaariyey

01/09/2026

Aynu ka qayb-qaadano diwaangalinta ardayda gaadhay waxbarashada barbaarinta caruurta si aynu u dhisno jiilka mustaqbalka

Diwaangalinta Ardayda Cusub ee Sanad-Dugsiyeedka 2019Nehaase 26 - Baagume 5/2018 oo ka bilaabmaysa Bari oo Talaado ah, w...
01/09/2026

Diwaangalinta Ardayda Cusub ee Sanad-Dugsiyeedka 2019

Nehaase 26 - Baagume 5/2018 oo ka bilaabmaysa Bari oo Talaado ah, waxaa si rasmi ah dugsiyada uga socon doona diwaangalinta ardayda cusub.

Waalidiinta waxaan ku wargalinayna in ay mudadaas dal ahaan loo qabtay aynan ka dib-dhicin, kuna diwaangaliyaan carruurta da'da waxbarashada gaadhay:

Barbaarin KG I & KG II: 4 jir ilaa 6 Jir
Dugsi Hoose 1-6aad: 7 Jir ilaa 12 Jir
Dugsi Dhexe 7-8aad: 13 Jir ilaa 14 Jir
Dugsi Sare 9-12aad: 15 Jir ilaa 18 Jir

Sanad-dugsiyeedkan waxaa cusub 23 Xirfadood oo uu ardayga ku baran karo fasalada 11-12aad.

29/08/2026

ogaysiis ogaysiis dhamaan bulshada kunool degmada galxamur waxaa la ogaysiinayaa in ay u diyaar garoobaan diwaangalinta ardayda

09/05/2026
09/05/2026

Musharraxiinta Xisbiga Barwaaqo ee u Tartamaya Golaha Xildhibaannada heer Deegaan ee Maamulka Magaalada Dhagax Buur

26/02/2026

Happy follow-versary to my awesome followers. Thanks for all your support! Cumar Feylajare

11/02/2026
09/10/2025

Big shout out to my newest top fans! Fu Aad Maxamed

waa abaabulka waxbarashada degmada galxamur oo aan bulshada ka wada hadalay 1. in ardayda la diwaangaliyo dhamaan 2. in ...
10/09/2025

waa abaabulka waxbarashada degmada galxamur oo aan bulshada ka wada hadalay
1. in ardayda la diwaangaliyo dhamaan
2. in ka qaybgalka waxbarashada la dardargaliyo dhan walba
3.

Address

Addis Ababa
EDUCATION

Telephone

+251915111345

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska waxbarashada degmada galxamur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Xafiiska waxbarashada degmada galxamur:

Shortcuts

Share