Alle aamin

Alle aamin Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alle aamin, College & University, Hargeysa, Jijiga.

26/07/2025

Wiilkan ma jeclin inan ka hadalo Habnugaylkiisa darteed

Hanaga Daayo Hanbalyada shirta iyo Comentiyad amaanta iyo iyo Shaqsiyaadka uu na horwad wado

Bulshda ceelwayne ee u masuulka uyahay dareenkooda Ha ilaaliyo. Hadi kale Wan ka ilmaysiinaynaa

Ceelwayne community

25/07/2025
09/07/2025
21/06/2025

Waxaan rajaynayaa in aan mar danbe lagu kadsoomin casharna laga barto intii ay na hor kuududeen

Sida aan filayo teamkan ma ayna fahmin shaqadii iyo Waajibaad kii xildhibaanimo ee loo doortay
Marka cashar noogu filan waqtigii ay naga lumiyeen shantii sano

Xildhibaan shacabkiisii ka dhuuntay fagaarayaasha wax lagu kala dhacsanayana aan waxba kaaga soo ridi karin miyaa na ma tali kara oo maalinkaan dooranay ay noogu danbaysay

Waxaa yaab iyo amakaag nagu noqotay afarta xildhibaan waxa isku midka ka dhigay!
Shaallee haday qumanyihiin oo in uun ay xishoonayaan way iska huleeli doonaan.

29/03/2025
10/03/2025
04/08/2024

Su.aal asxaabey waxan idin waydiiyey hoolka shirarka ee xarunta gobolka nogob ma ceelwaynu ka dhisanyahay mise garbo

war ninkani soo ma.aha ninkii laha eytiiga
09/07/2024

war ninkani soo ma.aha ninkii laha eytiiga

midkoodii ugu deeqsi sanaa iguna gacanta furaaa wakaa 2 birr udiray ninka wayn

Balse kuwa kale 1 birr xataa ma bixiyaaan

meesha maamul kuma haynee Allaha Naga so gaaadho

Ceelwayne community

Address

Hargeysa
Jijiga
UMAL09

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alle aamin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share