Codka Hoodaale

Codka Hoodaale Ggg

09/04/2022
18/03/2022

BAAQ:Biyo Xidheenka Qabalaha Hoodaale ee Deg/Dha/Buur Wuxuu samaysan Yahay mudo Ku dhaw 9 Sano Waxaana Ka Cabdi Jiray Qabaleeyo Farobadan Oo Ay Kamid Yhiin Hoodaale Sandixiile Sasabane Garawo iyo dadka Baadiyaha ah ee kusoo dhaadhaca intaas oo Qabalee Dad iyo Duunyaba Hadaba Taariikhda Waa markii Ugu Horaysay Ee Uu Gudho intaas uu Dhisnaa Iyada oo Ay Abaartu Dabo Dheeraatay Hadana Wakhtiga uu Gudhay maahayn Wakhti Dhaw wakhtigii Dayrta oo lagu jiro Ayuuba Sii Gudhay Sababta ugu wayn ee uu u gudhayna Waxaa Weeyaan Dhulkii Qodnaa ee ay Biyiuhu Fadhiisan lahaayeen Oo Aasmay Ama Bacaad saarmay waxayna Ahay inta uu Madhan yahay in la Qodo Ama la Dhoobo Qaado lkn Nasiib Daro Ilaa Hada In La Qodo Daaye cid ka war Haysa Ama Hadal Qaadaysaa Ma Jirto iyada oo aan Hada wixii ka danbeeya Rajaynayno in ilaahay sw Nimcadiisa Ina siiyo Hadana isaga oo Noocaas Ah Hadii Roobku Dao Wax Biyo Ah oo Galayaa ma jiraan Waliba Wuxuu Halis Ugu jiraa in ay Biyuhu Kor Maraan oo uu Dhismuhuna Dumo Markaa Waxaan Ugu Baaqaynaa CId kasta oo Ay Khusayso in ay Wax ka Qabtaan Haduu Dhaw Yahaye Intii Mardhaw La Qoomamayn lahaa Gaar Ahaan Xafiiska Biyaha Arintaas Hoos Ha u Dayo Gurmad Degdeg Ahna Haloosoo Diro Wabilaahi Tawfiiq

Address

Hoodaale
Jijiga
HGGGGGG

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka Hoodaale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share