أبو عبيدة السلفي الأثري

أبو عبيدة السلفي الأثري Sadex arimood mid way ihaysaa midna waan is haynaa midna wuu ihayaa;👇
👉In aan wax qabsado way ihaysaa:
👉 dadaalna waan is haynaa
👉waqtiguna wuu ihayaa🤔✍️

24/10/2022

Nabi Muxamed scw wuxuu Aha mid Jecel Xaaskiisa

26/09/2022

Marksta kuda Daal inaad wanaag Hurmarsato Si lagugu Xasuusto wanagaas

26/09/2022

Page waxaad kala socon doontaan Cashiiro
Taxano ah oo anfacaya Bulshada Somaliyeed
Hadabo si aad uga faidaysato share

23/09/2022

Shekh Maxamuud Xalike
Rabi hayno Xiftiyo

23/09/2022

Xaaskaga unoqo Wehel Marar badan

Macmiil kusoo dhawada shirkadda degaan Aluminium
23/09/2022

Macmiil kusoo dhawada shirkadda degaan Aluminium

17/05/2022

Waxaan idna Codsaday Anigo Ah Walalkiin inaad Pages iiga war Haysan Follow iyo Like share intaba wan idni Salamaya

11/12/2021

4 𝗰𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗹𝘂𝗴𝘂 𝗴𝗮𝗿𝘁𝗮𝗮

𝗿𝘂𝘂𝘅𝗮 𝗮𝗵𝗹𝘂 𝗻𝗮𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗮𝗵
𝗜𝗻𝘂𝘂 𝗶𝗹𝗹𝗼𝗼𝗯𝗼 𝗱𝗲𝗺𝗯𝗶𝘆𝗮𝗱𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗿𝗲 𝘂 𝗴𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗼𝗼 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗮𝗴𝘁𝗶sa𝗻𝗮
𝗮𝘆 𝗸𝗮 𝘅𝗮𝗳𝗶𝗱𝗮𝗻𝘆𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻,
- 𝗫𝘂𝘀𝘂𝘂𝘀𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝘅𝗮𝘀𝗮𝗻𝗮𝗮𝗱𝗸𝗶𝗶𝘀𝗶𝗶 𝗵𝗼𝗿𝗲 𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗼𝗼 𝘂𝘂𝘀𝗮𝗻 𝗼𝗴𝗮𝘆𝗻 𝗶𝗻
𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗮𝗾𝗯𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗶𝘆𝗼 𝗶𝗻 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘁𝘂𝘂𝗿𝗮𝘆
𝗗𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗵𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮 𝗼𝗼 𝘂𝘂 𝗸𝗼𝗿 𝘂 𝗱𝗮𝘆𝗼
𝗗𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗱𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗵𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮 𝗼𝗼 𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗼𝘀 𝘂 𝗱𝗮𝘆𝗼
𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮 𝗿𝘂𝘂𝘅𝗮𝗮𝘀 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗮𝗮 𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗿𝗮𝗯𝗮𝘆 𝗼𝗼 𝗶𝗺𝗮 𝘂𝘂𝘀𝗮𝗻
𝗿𝗮𝗯𝗶𝗻, 𝗮𝗻𝗻𝗮 𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮𝘁𝗲𝗴𝗲𝘆
𝗥𝘂𝘂𝘅𝗮 𝗮𝗵𝗹𝘂 𝗷𝗮𝗻𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗮𝗵𝗻𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗹𝘂𝗴𝘂 𝗴𝗮𝗿𝘁𝗮𝗮 𝟰 𝗰𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺𝗼
𝗫𝘂𝘀𝘂𝘂𝘀𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗱𝘂𝗻𝘂𝘂𝗯𝘁𝗶𝗶𝘀𝗶𝗶 𝗵𝗼𝗿𝗲
𝗶𝗹𝗹𝗼𝗼𝗯𝗶𝗱𝗱𝗮 𝘅𝗮𝘀𝗮𝗻𝗮𝗮𝗱𝗸𝗶𝗶𝘀𝗶𝗶 𝗵𝗼𝗿𝗲
𝗗𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗻𝘁𝗶𝗱𝗮 𝗮𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝘆𝗼 𝗵𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮 𝗼𝗼 𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗼𝘀 𝘂 𝗱𝗮𝘆𝗼
𝗗𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗱𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗲 𝗵𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮 𝗼𝗼 𝘂𝘂 𝗸𝗼𝗿 𝘂 𝗱𝗮𝘆𝗼
𝗥𝘂𝘂𝘅 𝘅𝗶𝗸𝗺𝗮𝗱𝗹𝗲 𝗮𝗵 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝘆𝗶𝗿𝗶 𝗰𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗶𝗶𝗺𝗮𝗮𝗻𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝟰
𝗔𝗹𝗹𝗮 𝗸𝗮 𝗰𝗮𝗯𝘀𝗶
𝗫𝗶𝘀𝗵𝗼𝗼𝗱
𝗦𝗵𝘂𝗸𝗿𝗶
-𝗦𝗮𝗺𝗶𝗿

Waxaa muhiima marka aad rabto in aad guursato amaba haddaad xaas leedahay in lagaa rabo xaasaskaaga in aad u is taagto m...
27/09/2021

Waxaa muhiima marka aad rabto in aad guursato amaba haddaad xaas leedahay in lagaa rabo xaasaskaaga in aad u is taagto meeshii ay waalidkeed ugu jireen maxaa yeelay Xumaan umay quudhayn wanaag iyo sharaf ayay kula noolayd Adna taa iyo mid ka ballaadhan ayaa laga rabaa madaama aad masuuliyadeeda dusha ku qaadatay adigu Hadaba si aad xaaskaga wanaag ugashato qalbigeeda waxa wanagsan inaad u noqoto

27/09/2021

Ina Nebi aadan Inta uu Nool yahay iyo meel kasta oo uu ku nool yahay waxa uu leeyahay Han iyo Himilo uu ku hammiyayo inuu gaadho waxa uu leeyahay Min qiyaas uu doonayo inuu hadhsado oo uu u arko in horumar uu ka gaadhi karo isla markaana naftiisa teeda dadkiisa keeda dalkiisa keedaba Anfacaysa

Address

Jigjiga
Jijiga

Telephone

+251912276652

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when أبو عبيدة السلفي الأثري posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to أبو عبيدة السلفي الأثري:

Share