Ali Dhada Health Sciences College

Ali Dhada Health Sciences College Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ali Dhada Health Sciences College, College & University, Anwar Street, Jijiga.

📢 OGEYSIIS OGAYSIIS OGAYSIISWaxaa dhaman ardaysa sii dhiganaysay kuliyada la ogaysiinayaa in jadwalka diwan galinta ee s...
16/09/2026

📢 OGEYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Waxaa dhaman ardaysa sii dhiganaysay kuliyada la ogaysiinayaa in jadwalka diwan galinta ee sanadka cusubi u dhiganyahay sidan hoose:-
Maalmaha Diiwaangelinta: Meskerem 25–26 (October 05–06)
Maalinta Ganaaxa: Meskerem 27 (October 07)
Waxay waxbarshadu si rasmi ah u bilaabmaysaa Meskerem 28 (October 08)

FG: Waxaan dhamaan ardayda marlabaad ku war gelinaynaa inay isku diwaan galiyaan mudada ama wakhtiga loo qabtay.

13/06/2026
24/01/2026
450 arday oo bartay culuumta caafimaadka dhibloomaha ayaa maanta ka qalinjabiyay  Kuliyada Caafimaadka Cali Dhadac ee ma...
24/01/2026

450 arday oo bartay culuumta caafimaadka dhibloomaha ayaa maanta ka qalinjabiyay Kuliyada Caafimaadka Cali Dhadac ee magaalada Jigjiga.

Munaasabada qalinjabinta oo ah dufcada 18aad ee bartay xirfadaha caafimaadka kala duwan ee dhibloomaha oo ay ka qalinjabiyeen 450 arday oo isugu jira lab iyo dhadig ayaa waxaa kasoo qaybgalay Wasiirka Xafiiska Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka DDS, masuuliyiinta kuliyada caafimaadka Cali Dhadac, qalinjabiyayaasha, waalidiinta ardayda, kooxaha fanka iyo suugaanta iyo martisharaf kale.

Wasiirka Xafiiska Shaqo-abuurka DDS Mudane Xuseen Gaydh Axmed iyo Maareeye kuxigeenka Kuliyada Caafimaadka Cali Dhadac Mudane Haaruun Xasan oo munaasabada ka hadlay ayaa ardaya maanta qalin badalatay ugu hambalyeeyay xirfada caafimaadka ay barteen looga fadhiyo in ay bulshada deegaanka ugu adeegaan si daacadnimo ku dheehan tahay, xirfadle kastana uu kasoo dhalaalo goobta lagu qoro.

Gabo'gabadii munaasabadan ayaa abaalmarino la gudoonsiiyay ardaydii ugu dhibcaha sareeyay ee kaalmaha isku xig xiga galay.

10/12/2025
19/11/2025



Faahfaahin dheerad ah lifaaqa hoose kaga bogo 👇

Ogaysiis ogaysiis ogaysiis.Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda dhamaysay fasalka 12aad ee sanad udanbeeyey in aan bil...
10/11/2025

Ogaysiis ogaysiis ogaysiis.

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda dhamaysay fasalka 12aad ee sanad udanbeeyey in aan bilownay diiwaangelinta ardayda cusub ee doonaya inay ku biiraan Kuliyadda caafimaadka ee JIgjiga.

Diiwaangelintu waxay bilaaban doontaa 02 Hidar 2018 E.C waxayna socon doontaa ilaa 22 Hidar 2018 E.C.

Shuruudaha Looga baahanyay ardayga waxay ku cadyihiin warqada hoose.

Address

Anwar Street
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali Dhada Health Sciences College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share