الجامعة الإسلامية في جكجكا - islamic University of Jigjiga

  • Home
  • Ethiopia
  • Jijiga
  • الجامعة الإسلامية في جكجكا - islamic University of Jigjiga

الجامعة الإسلامية في جكجكا  -  islamic University of Jigjiga Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from الجامعة الإسلامية في جكجكا - islamic University of Jigjiga, College & University, jijiga, Jijiga.

Jaamacadda islaamiga ah ee Jigjiga Waxaa Ku Bahoobay u Dhashay Deegaanka oo Kasoo Baxay Jaamacadaha ah.

🏢 Goobta : Xaafada Garabcase - Dhabarka Dambe ee Hotelka Garabcase - Jigjiga

☎️ 0966007733 / 0915534620

Diiwaangelinta Ardayda CusubIslamic University of Jigjiga waxay ku wargelinaysaa dhammaan dadka jecel barashada culuumta...
25/08/2026

Diiwaangelinta Ardayda Cusub

Islamic University of Jigjiga waxay ku wargelinaysaa dhammaan dadka jecel barashada culuumta diinta in diiwaangelintii ardayda cusub ay gabagabo marayso.

Fadlan ha ka daahin! Horey u gaadh Xafiiska Diiwaangelinta iyo Aqbalaadda ee Jaamacadda. الجامعة الإسلامية في جكجكا - islamic University of JigjigaSRTV SomaliHanuun TVAhmed shadaliHakaan TV

Diiwaangelinta Ardayda CusubIslamic University of Jigjiga waxay ku wargelinaysaa dhammaan dadka jecel barashada culuumta...
23/08/2026

Diiwaangelinta Ardayda Cusub

Islamic University of Jigjiga waxay ku wargelinaysaa dhammaan dadka jecel barashada culuumta diinta in diiwaangelintii ardayda cusub ay gabagabo marayso.

Fadlan ha ka daahin! Horey u gaadh Xafiiska Diiwaangelinta iyo Aqbalaadda ee Jaamacadda.
الجامعة الإسلامية في جكجكا - islamic University of JigjigaHanuun TVHakaan TVSRTV Somali@

22/08/2026

Qaar kamid ah culimadii booqatay Jaamacadda Islaamiga ah ee Jigjiga ayaa si weyn uga hadlay muhiimadda iyo baahida loo qabay jaamacaddan, oo noqonaysa xarun lagu kobcinayo cilmiga iyo aqoonta bulshada Muslimiinta.

Culimadu waxay bulshada Muslimiinta ugu baaqeen inay garab istaagaan jaamacadda, gaar ahaan mashruuca dhismaha iyo horumarintiisa, si loo xaqiijiyo himilada iyo mustaqbalka jaamacadda.

Jaamacad maanta la garab istaago, waa jiilalka bari oo la
Dhisay

21/08/2026

Diiwaangelinta Ardayda Cusub

Islamic University of Jigjiga waxay ku wargelinaysaa dhammaan dadka jecel barashada culuumta diinta in diiwaangelintii ardayda cusub ay gabagabo marayso.

Fadlan ha ka daahin! Horey u gaadh Xafiiska Diiwaangelinta iyo Aqbalaadda ee Jaamacadda.
الجامعة الإسلامية في جكجكا - islamic University of JigjigaHanuun TVSRTV SomaliHakaan TVAhmed shadali

18/08/2026

Booqasho Muhiim ah

Waxaa booqasho ku yimid Jaamacadda Islaamiga ah ee Jigjiga, Sheekh C/Hakiim Sheekh Cali Suufi.

Waxaana si diiran u soo dhaweeyay qaar kamid Ah madaxda
Jaamacadda uguna horeeyo.

Guddoomiyaha Jaamacadda, Eng. Garaad Fu’aad Garaad Bashiir.

Sheekhu wuxuu si weyn u bogaadiyay horumarka iyo waxbarashada ka socota Jaamacadda, isagoo ugu baaqay dhammaan Muslimiinta inay garab istaagaan, taageeraanna Jaamacadda Islaamiga ah ee Jigjiga.

Jaamacaddu waa aqoon, tarbiyad iyo mustaqbal.

17/08/2026

Ustaad C/Majiid ayaa inoo soo gudbinaya Kalmadda Alle, Qur’aanka Kariimka ah, isaga oo cod iyo akhris qurux badan inoogu raaxaynaya.

Ustaad C/Majiid waa ardayda kamid ah Ardayda Jaamacadda Islaamiga ah ee Jigjiga, isagoo isku daraya barashada cilmiga iyo ku dhaqanka Kitaabka Alle.

Qur’aanku waa nuur, hanuun iyo xasillooni qalbiga.

Haddaba, aan si wadajir ah ugu raaxaysanno aayadaha Qur’aanka Kariimka ah.

15/08/2026

Waxaa si habsami ah uga socda Jaamacadda Islaamiga ah ee magaalada Jigjiga, imtixaankii weynaa ee semester-ka.

Imtixaanka waxaa si rasmi ah u furay Guddoomiyaha Boodhka Jaamacadda, Eng. Garaad Fu’aad Garaad Bashiir, oo uu wehelinayo Camiidka ee Jaamacadda, Dr. Maxamed Cali Cabdullaahi, iyo qaar kamid ah masuuliyiinta Jaamacadda.

Ardayda ayaa si nidaamsan ugudanaya imtixaankooda, iyagoo muujinayay diyaar-garow iyo dadaal xooggan.

Booqasho Muhiim ah oo Jaamacadda Islaamiga ah ee JigjigaWaxaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid Jaamacadda Islaamiga ah ...
13/08/2026

Booqasho Muhiim ah oo Jaamacadda Islaamiga ah ee Jigjiga
Waxaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid Jaamacadda Islaamiga ah ee Jigjiga wafti uu hoggaaminayo Sheekh C/Xakiim Sheekh Cali Suufi.

Waftiga ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Xafiiska Madaxweynaha Jaamacadda, halkaas oo ay ku qaabileen qaar kamid ah madaxda ugu sarreysa Jaamacadda, oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Boodhka Jaamacadda, Eng. Garaad Fu’aad Garaad Bashiir.

Booqashadan ayaa qayb ka ah xoojinta xiriirka, wada-shaqaynta iyo horumarinta arrimaha waxbarashada Islaamiga ah.

الجامعة الإسلامية في جكجكا - islamic University of Jigjiga

Madaxwaynaha Golaha Arrimaha Islaamka ee Dalka Itoobiya, Dr. Xaaji Ibraahim Tuhfah, oo uu wehelinayo Madaxwayne Ku-xigee...
13/08/2026

Madaxwaynaha Golaha Arrimaha Islaamka ee Dalka Itoobiya, Dr. Xaaji Ibraahim Tuhfah, oo uu wehelinayo Madaxwayne Ku-xigeenka Golaha Arrimaha Islaamka, ahna xubinka Golaha u qaabilsan DDS, Sheekh Junayd Sheekh Xamse Yuusuf, ayaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyay Magaalada Addis Ababa Madaxwaynaha Jaamacadda Islaamiga ah ee Jigjiga,Dr. Maxamuud Sheekh Xasan Guulleed, oo uu wehelinayay Prof. Faysal Maxamed Cali oo kamid ah Golaha Boodhka Jaamacadda.

Soo dhawayntan ayaa muujinaysa xiriirka iyo wada-shaqaynta wanaagsan ee ka dhaxaysa Golaha Arrimaha Islaamka iyo Jaamacadda Islaamiga ah ee Jigjiga.

Address

Jijiga
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when الجامعة الإسلامية في جكجكا - islamic University of Jigjiga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share