Obsoye yare

Obsoye yare Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Obsoye yare, College & University, Laftu.

   War  Naxdin leh: Waa Tahriibayaal Soomaali ah oo ka kooban 11- qof oo xiligan ku dhibaataysan Hawdka iyo buuraha Chio...
23/08/2022

War Naxdin leh: Waa Tahriibayaal Soomaali ah oo ka kooban 11- qof oo xiligan ku dhibaataysan Hawdka iyo buuraha Chios ee Dalka Giriiga ka dib markii ay soo wajahday oon iyo Gaajo, waxayna xiligan daadsanyihiin buurta Chois.

Fadlan Dag Dag u share gareey si dad badan u gaaro oo loogu gargaaro. Plz badbaadiya dadkaan Somaliyed oo qarka u saaran inay geeriyoodaan

Yaad ka aqoonsatay?

22/08/2022
Side warbaahinta Muqdisho ku soo waramaysoCaruurta Sawirka ka muuqda  waxa lagu la' yahay Hudheelka Al Xayaat ee Weerark...
19/08/2022

Side warbaahinta Muqdisho ku soo waramayso
Caruurta Sawirka ka muuqda waxa lagu la' yahay Hudheelka Al Xayaat ee Weerarku ka socdo ee magaalada Muqdisho

Dagaal Culus ayaa hudhelkaasi ka socda siday warbaahintu ku waramayso Balse Hooyada dhashay Caruurta waa ay badbaaday iyadu lakiin Caruurta ayaa weli la' layahay.

Alle ha soo dhaweeyo iyagoo badqaba aynu u duceyno.

   Kooxda Alshabaab ayaa weerarO Qaraxyo iyo dagaal Toos ah ka wada Hotel Xayat iyo Afrika alle how gar garo umada sooma...
19/08/2022

Kooxda Alshabaab ayaa weerarO Qaraxyo iyo dagaal Toos ah ka wada Hotel Xayat iyo Afrika alle how gar garo umada soomaliyes

Maxamad Cabdinuur oo ahaa 65 jir Jacayl Dartiis uwaashay ayaa Waxaa Maanta la geeyey Xarunta Lagu daweeyo Dadka dhimirka...
16/08/2022

Maxamad Cabdinuur oo ahaa 65 jir Jacayl Dartiis uwaashay ayaa Waxaa Maanta la geeyey Xarunta Lagu daweeyo Dadka dhimirka la, ee Dr xabeeb ee Magaalada Kismaayo.

Dr Cabaas oo ah Maamulaha Xarunta Kismaayo ayaa ka Faalo qaaday Daryeelkiisa iyo Noloshiisa , Waxaana Alle idinkii Rajaynayaa in Bilooyin Kadib Noloshiisu is badali Doonto.

Qisada ayaa Dad Badan ayey Murugo ku Abuurtay ! Aynu uducayno walaalayaal.allena xanad iyo ajar hakasiyo kii muqaal.kasoo duubay iyo kan daryelaby
🤲

William Samoei Ruto, ayaa ku guullaystay doorashadii madaxweynimo ee Kenya sida guddoomiyaha guddida Doorashooyinku shaa...
15/08/2022

William Samoei Ruto, ayaa ku guullaystay doorashadii madaxweynimo ee Kenya sida guddoomiyaha guddida Doorashooyinku shaaciyay.

Ruto, ayaa ka adkaaday musharraxii la tartamayay ee Raila Odinga, kaas oo uu badhitaarayay madaxweynaha xilka ka degaya ee Uhura Kenyata.

Ruto, ayaa hadda ah madaxweyne ku-xigeenka Kenya , waxana uu hadda noqona madaxweynihii shanaad ee Kenya.

Gaashaamo 140 Neef Oo Adhiya Iyo 100'000 Kun Birr Ayay Ugu Deeqeen Ciidamada Gaarka Ee Dagaalka Kula jira Argagixisada"I...
26/07/2022

Gaashaamo

140 Neef Oo Adhiya Iyo 100'000 Kun Birr Ayay Ugu Deeqeen Ciidamada Gaarka Ee Dagaalka Kula jira Argagixisada"

Intan Ayaa noqonaysa Deeqada Wajigeedi Koowaad Ayadoo Degmadu Qorsha balaadhan Ka Qaadatay Dhan Ka Taakulada Ciidan Ka" aad aya lagu yaana ka qayb qadashada iyo garab is taaga.

Warar bal amuurtan eega ciidanka xooga dalka ee cadowga difaacaya ee boodhka iyo dhipta umaraya siday dalkoda iyo dadkod...
26/07/2022

Warar bal amuurtan eega ciidanka xooga dalka ee cadowga difaacaya ee boodhka iyo dhipta umaraya siday dalkoda iyo dadkoda u difaaci lahayen halkii garab iyo dhiiri galin lagasin lahaa miyay dhalin yardu isu badashy inay gellenge ka sameya

Address

Laftu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Obsoye yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share