مركز الإمام الشافعي لتعليم القرآن الكريم والعلوم الشرعية

  • Home
  • Kenya
  • Kariobangi North
  • مركز الإمام الشافعي لتعليم القرآن الكريم والعلوم الشرعية

مركز الإمام الشافعي لتعليم القرآن الكريم والعلوم الشرعية Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from مركز الإمام الشافعي لتعليم القرآن الكريم والعلوم الشرعية, College & University, Kariobangi North.

KAFAA IIDAYSI WACAN INSHA ALLAH
01/10/2022

KAFAA IIDAYSI WACAN INSHA ALLAH

مركز الإمام الشافعي لتعليم القرآن الكريم والعلوم الشرعية  MARKAZKA IMAAMU SHAAFICI EE BARASHADA QURANKA IYO CULUMTA SHAR...
16/09/2022

مركز الإمام الشافعي لتعليم القرآن الكريم والعلوم الشرعية
MARKAZKA IMAAMU SHAAFICI EE BARASHADA QURANKA IYO CULUMTA SHARCIGA (ONLINE)

WIXII FAAH FAAHINA KALA XIDHIIDH
+254112578397

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: "Haddii aad gaftaan ilaa uu gaadho gafafkiinu samada, kaddibna aad towbad keentaan, waa la idi...
08/09/2022

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: "Haddii aad gaftaan ilaa uu gaadho gafafkiinu samada, kaddibna aad towbad keentaan, waa la idinka tawbad aqbalayaa."

Sii faafi Xadiis kaan mhdsanid

Nabiga scw wuxuu yiri :iska nadiifiya kaadida iyo najaastaMaxaa yeelay dadka ugu badan qabriga lagu cadaabaayo waa dadka...
07/09/2022

Nabiga scw wuxuu yiri :

iska nadiifiya kaadida iyo najaasta
Maxaa yeelay dadka ugu badan qabriga lagu cadaabaayo waa dadka aan kaadida iska hagaajin

Rasuulku صلى الله عليه وسلم wuxuu yiri meelaha loogu jacelyahey Ilaahay agtiisa waa masaajida. Mèelaha Alle ugu necebyah...
25/08/2022

Rasuulku صلى الله عليه وسلم wuxuu yiri meelaha loogu jacelyahey Ilaahay agtiisa waa masaajida. Mèelaha Alle ugu necebyahay waa suuqyayada weeyaan.
Waxaa wariyey Muslim

Sii faafi Xadiis-kan haddaad fahantèy Allah ku dhowro.

21/08/2022

قيل لعلي بن أبي طالب رضي الله عنه ..
يا علي .. العلم أفضل أم المال ؟

فأجاب رضى الله عنه :
إن العلم أفضل ..
فقيل له وبأي دليل ؟
فكانت جواهر إجاباته :

لأن العلم ميراث الأنبياء ..
والمال ميراث قارون وهامان وفرعون ..

لأن المال أنت تحرسه ..
والعلم يحرسك ..

لأن لصاحب المال أعداءٌ كثيرة ..
ولصاحب العلم أصدقاءٌ كثيرة ..

لأن المال إذا تصرفت فيه ينقص ..
والعلم إذا تصرفت فيه يزيد ..

لأن صاحب المال يُدعى باسم البخل واللؤم ..
وصاحب العلم يُدعى باسم الإكرام والإعظام ..

لأن المال يخشى عليه من السارق ..
والعلم لا يخشى عليه ..

لأن صاحب المال یحاسب علیه یوم القیامة ..
وصاحب العلم يشفع لإخوانه يوم القيامة ..

لأن المال يندثر بطول المدة ومرور الزمان ..
والعلم لا يندثر ولا يبلى ..

لأن المال يُقسي القلب ..
والعلم ينير القلب ..

*اللهم علمنا ما ينفعنا وانفعنا بما علمتنا وزدنا علماً وعملاً متقبلا🤲
Markazu imaamu Shaafici
WhatsApp +254112578397

Abaawanku Wuxuu Tiriyay Maanso Uu Ku Sifayanayay Sida Loo aasayo marka Uu Dhinto Waxaa Kamid ahayd Qabrigaygu Dayr maleh...
18/08/2022

Abaawanku Wuxuu Tiriyay Maanso Uu Ku Sifayanayay Sida Loo aasayo marka Uu Dhinto

Waxaa Kamid ahayd
Qabrigaygu Dayr maleh
Dugsashiyo Agjoog maleh
Ilma La Ila Daba Galo
Naxashkayga Lagu Dado
Duxu iimasaarnee Yaan La Iigasii Darin
Lafahayga Duuga Bilad Dahaba Lagu Tolin
Ninka Iiduceeyooy Ilaahay Ku Darajee
الله يرحمك ويغفرذنبك
Ducu Inaga Mudan Yahy Abwanku
Aynu Uducayno
allaah Qabrigiisa Haka Yeelo Beer Beeraha Janada Kamida
Aamiin yaa allah

Nabiga wuxuu yiri salalahu caleyhi wasalam  barya ilaaheey idinkoo yaqiinsan oo aaminsan ilaaheey subxaanahu watacaalaa ...
18/08/2022

Nabiga wuxuu yiri salalahu caleyhi wasalam barya ilaaheey idinkoo yaqiinsan oo aaminsan ilaaheey subxaanahu watacaalaa inuu idin ajiibayo oo idin siinaya waxad weydiisateen

Ogaada ilaaheey ma ajiibo duco oo ka ahaatey qalbi kadhoohan oo ciyaaraya

Abuu Hureyrah ilaahay haka raalli noqdee waxaa laga wariyey in uu Rasuulkii ilaahay s.c.w yiri haddii aad maqashaan dhaw...
16/08/2022

Abuu Hureyrah ilaahay haka raalli noqdee waxaa laga wariyey in uu Rasuulkii ilaahay s.c.w yiri haddii aad maqashaan dhawaaqa yacni codka diiqa ilaahay s.w.t fadligiisa weyddiista dambi dhaafkiisa maxaa yeelay diiqa waxaa uu arkey malaaik. Haddii aad maqashaan dhawaaqa dameerka yacni codkà dameerka ka magangala ilaahay sheydaanka.maxaa yeelay dameerku wuxuu arkey Shaydaan. Waxaa wariyey Bukhaari iyo Muslim.
Sii faafi Xadiis-kan shukrAbuu Hureyrah ilaahay haka raalli noqdee waxaa laga wariyey in uu Rasuulkii ilaahay s.c.w yiri haddii aad maqashaan dhawaaqa yacni codka diiqa ilaahay s.w.t fadligiisa weyddiista dambi dhaafkiisa maxaa yeelay diiqa waxaa uu arkey malaaik. Haddii aad maqashaan dhawaaqa dameerka yacni codkà dameerka ka magangala ilaahay sheydaanka.maxaa yeelay dameerku wuxuu arkey Shaydaan. Waxaa wariyey Bukhaari iyo Muslim.
Sii faafi Xadiis-kan shukran.an.

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Haddii ay gabadhu tukato shanteeda salaadood, bisheedana soonto, xubinkeedana dhawrto, ninkeed...
10/08/2022

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Haddii ay gabadhu tukato shanteeda salaadood, bisheedana soonto, xubinkeedana dhawrto, ninkeedana adeecdo, waxaa lagu dhahaa: albaabada jannada midkii aad doonto ka gal.»
XadiiskaMaanta

Asc Ogeysiis ogeysiis  ogeysiis Waxa dhaman la ogeysiinaya in markazka imaamu shaafici Uu qaadan doono ardey cusub isu j...
08/08/2022

Asc

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis

Waxa dhaman la ogeysiinaya in markazka imaamu shaafici

Uu qaadan doono ardey cusub isu jirta caruur dad waweyn
HAB KA WA ONLINE
Waxad ku baran

1. Barashada quraanka kariim ah
2.xifdiska quraanka
3.Axaadiith nabi
4.tafsiirka

Cidii daneyneyso fadlan laso xiriir

👇👇👇👇👇
+254112578397

Address

Kariobangi North

Telephone

+254112578397

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مركز الإمام الشافعي لتعليم القرآن الكريم والعلوم الشرعية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to مركز الإمام الشافعي لتعليم القرآن الكريم والعلوم الشرعية:

Share