Horn of Africa University-HAU-Adado Campus

Website

Horn of Africa University-HAU-Adado Campus Welcome to Horn of Africa University โ€“ Adado Campus, where you can get quality education.

Xarunta Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado waxaa ka qabsoomay Seminar ku saabsanaa "Xirfadaha Muhiimka ah ee Hor...
19/09/2026

Xarunta Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado waxaa ka qabsoomay Seminar ku saabsanaa "Xirfadaha Muhiimka ah ee Horumarinta Shakhsiga iyo Guusha Mustaqbalka" (Critical Skills for Personal Development and Future Success).

Tababarkan waxaa bixinayay aqoonyahan Abdullahi H. Jama (B.Ed. | M.Ed. | M.Sc.), oo leh in ka badan 10 sano oo khibrad shaqo ah.

Intii uu socday seminar-ku, tababaruhu wuxuu ardayda la wadaagey muhiimadda barashada hababka casriga ah ee maareynta waqtiga, dhisidda kalsoonida nafta, sare u qaadidda xirfadaha xiriirka iyo hoggaaminta, iyo sidii ay u samaysan lahaayeen hiigsiyo cadcad oo ka caawiya gaaritaanka hadafyadooda aqooneed iyo kuwo shaqo.

Ugu danbeytii, seminar-ku wuxuu ku soo gaban-gaboobay guul, iyadoo la xaqii jiyey u jeedooyinkii seminarka oo a ahaa in ardaydu dabaqaan casharadii ay barteen.


Skills
Development & Future Success.
of Africa University
Campus

๐—ช๐—”๐—ฅ-๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐Ÿ“ขDhammaan ardayda  Jaamacadda waxaa lagu wargalinayaa in Jaamacaddu ay si rasmi ah dib u bilaaban doonto maali...
14/09/2026

๐—ช๐—”๐—ฅ-๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐Ÿ“ข

Dhammaan ardayda Jaamacadda waxaa lagu wargalinayaa in Jaamacaddu ay si rasmi ah dib u bilaaban doonto maalinta Khamiista 17 Septemper, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6.

noqosho Wacan
of Africa University
Campus
's University

06/09/2026

Is Diiwaan gelinta waa ay socota...

Fadlan soo booqo ๐Ÿ›๏ธ xarumaha Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado.

Xafiiska diiwaangelinta waxa uu furan: 9:00 am - 8:00pm. Wixii faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xiriir lambarkan WhatsApp-ka ah: + 252 617457272/611355544


intake
2026-2027
Adado Campus
's University

Is Diiwaan gelinta waa ay socota...Fadlan soo booqo ๐Ÿ›๏ธ xarumaha Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado.Xafiiska diiw...
29/08/2026

Is Diiwaan gelinta waa ay socota...

Fadlan soo booqo ๐Ÿ›๏ธ xarumaha Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado.

Xafiiska diiwaangelinta waxa uu furan: 8:00 am - 9:00pm. Wixii faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xiriir lambarkan WhatsApp-ka ah: + 252 617457272/611355544


intake
2026-2027
Adado Campus
's University

24/08/2026

ISDIIWAANGALINTA ARDAYDA 2026-2027 WAA SOCOTAA

๐Ÿง‘โ€๐ŸŽ“ Ma tahay arday ka qalin-jabiyay dugsiga sare oo raadinaya jaamacad aad ku dhisato aqoontaada, xirfadahaaga iyo mustaqbalkaaga?

๐ŸŒ Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado (HAU) waxay bixisaa barnaamijyo waxbarasho oo kala duwan kuwaas oo kaa caawinaya inaad riyadaada u beddesho xirfad iyo mustaqbal guul leh.

๐Ÿ“š Dooro barnaamijkaaga waxbarasho oo ka ๐Ÿš€ Bilow safarkaaga waxbarasho
๐ŸŒ Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado (HAU Adado).

๐Ÿ“ฒ Xafiiska Admissions-ka: โ˜Ž๏ธ +252 61 7457272 /+252 61 1355544

Welcome to Horn of Africa University โ€“ Adado Campus, where you can get quality education.

21/08/2026

ISDIIWAANGALINTA ADAYDA CUSUB EE SANAD WAXBARASHEEDKA 2026-2027, WAA FURAN TAHAY

Jaamacadda Geeska Afrika, Faraceeda Cadaado, waxa ay ku wargelinaysaa dhamaan ardayda dabeyneysa in ay ku soo biiraan jaamacadda in isdiiwaangelinta ardayda cusube ee sanad waxbarasheedka 2026โ€“2027 ay si rasmi ah uga socoto xarunta jaamacadda oo ku taalla dhanka koonfureed ee dabaqa Tiyooto, Waaxda Galbeed ee degmada Cadaado.

Wixii faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xiriir lambarkan WhatsApp-ka ah: + 252 617457272/611355544


intake
2026-2027
Adado Campus
's University

Welcome to Horn of Africa University โ€“ Adado Campus, where you can get quality education.

Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhamaan  ardayda soomaaliyeed ee ka gu...
16/08/2026

Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhamaan ardayda soomaaliyeed ee ka gudbay ๐ข๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ฌ๐š๐ซ๐ž gaar ahaan ardayda Degmada Cadaado iyo Degmooyinka kale ee Galmudug.

Waxaan dhamaan ardayda gudubay u rajeyneynaa Guul iyo mustaqbal wanaagsan.

soo dhawoow
Geeska Afrika
Dadweynaha

 : Maanta waxaa si rasmi ah ugu soo gaban gaboobay xarunta Jaamacada Geeska Afrika Faraceeda Cadaado imtixaanka dhamaadk...
11/07/2026

: Maanta waxaa si rasmi ah ugu soo gaban gaboobay xarunta Jaamacada Geeska Afrika Faraceeda Cadaado imtixaanka dhamaadka Semesterka 2aad (final Exam).

Maamulka jaamacaddu waxa uu dhamaan ardayda u rajaynayaa guul iyo najiido wanaagsan.

of Final Exam
year 2025-2026
of Africa University
Campus
's University

Imtixaanka dhaamaadka semesterka 2aad (Final Exam) ee Sannad Waxbarasheedka 2025-2026, ayaa si rasmi ah uga billoowday x...
02/07/2026

Imtixaanka dhaamaadka semesterka 2aad (Final Exam) ee Sannad Waxbarasheedka 2025-2026, ayaa si rasmi ah uga billoowday xarunta Jaamacadda Geeska Afrika Faraceeda Cadaado.

Maamulka jaamacaddu waxa uu dhamaan ardayda Jammacadda u rajaynayaa guul.

Exam
of Africa University
Campus
's University

Address

Adado

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn of Africa University-HAU-Adado Campus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share