Qaalid Maxamedzuur

Qaalid Maxamedzuur Add Qaalid Maxamed zuur

23/11/2024
23/11/2024
23/11/2024
23/11/2024
23/11/2024
23/11/2024
23/11/2024
23/11/2024

Maresca ayaa shalay sheegay inuu arko in Felix iyo Palmer wada ciyaari karaan, laakiin caqabaddu waa sidii uu dheelitirnaan uga heli lahaa daafaca iyo weerarka. šŸ”µ

Ma arki doonaa dhawaan in Maresca helo taatiko ay Felix iyo Palmer kuwada ciyaari karaan?

Khalid Mohamed

23/11/2024
23/11/2024

intuu Nabigu Scw Gacanta qabtay Saxaabigii waynaa ee Mucaad binu Jabal ayuu ku yidhi "Mucaadaw Wallaahi waan ku Jecelahay" ... waxaan Sawirtay iyadoo Nabi Muxammed Scw igu yidhi Mascuudoow Walahi waan ku Jecelahay 😭, Sidee noqon lahaa😭 ma murugoon lahaa maalintaa kadib? ilaahayawna Jeclow oo farxad nagu noolee 🤲🤲
Suurayso Adoo Qofka dunida ugu qaalisan uguna qiimaha badani ku dhaho Waan ku Jecelahay maxaad Dareemi lahayd?
"Waan idin jecelahay Asxaabtaydiiyeey ee is jeclaada, qofkastoo aad jeceshahayna ku dheh Waan ku Jecelahay ugu dhaaro inaad Jeceshahayā¤

23/11/2024

Barnaamijka Su’aalaha Diiniga ah ayaa Su’aal la soo waydiiyey Sheekh Dirir waxa ay u dhignayd sida tan :-

Sheekh Gabadh ayaanu go’aansanay in aanu is guursano waxaanan ku heshiinay in ay Kharashka guurka oo dhan ay iyadu bixiso,

Sheekh Maxay diintu ka qabtaa?

Jawaabta Sheekha:-

Gabadhu hadii ay ninkeeda wax siiso iyadaa ku Ammaanan waana wax wanaagsan,

Adigana hadii ay kaa furatay waa caadi waana wanaag.

23/11/2024

Address

Afgoye

Telephone

+252616032231

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaalid Maxamedzuur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Qaalid Maxamedzuur:

Share