02/02/2023
Daqiiqado kooban ayaa ka hadhay Haddii Eebbe idimo dhamman bahada jacel Training maanta ka baxay Dream college. Ha moogaanina.!
2/2/2023
๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ถ ๐ฎ๐ต
Macahadka Dream college waxa ugu faa'iidaynayaa dhamman bahada caafimaadka In Dr Muscab Mohamed aadan uu binaxayo Training on History Taking and Physical Exmination for health science students, waxa lagu bixinayaa Certificate kuu cadeynaysa innaad ka faa'iidaysatay Trainingkaas.
Whatsappka nagala soo xidhiidh wixii faah faahin ah 0907678457 - 0907950497.
Mahasanidiin