03/09/2026
Kulliyadda Ganacsiga & Teknoolojiyadda ee Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya waxay soo dhowaynaysaa ardayda doonaysa inay horumariso aqoontooda iyo xirfaddooda, iyadoo la bixinayo barnaamijyo waxbarasho oo kala duwan oo ku habboon baahida suuqa shaqada.
๐ Admissions are now open.
๐ +252 61 0161655 | +252 61 1421952
University of Southern Somalia