20/08/2025
๐ Bachelor of Networking and Cyber Security
http://registration.nust.edu.so/Student.php
๐๐๐ฅ๐ ๐๐๐ก๐จ๐ฅ๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ
Barnaamijkan waa fursad dahabi ah oo loogu talagalay ardayda xiisaynaya Network Design, Administration & Cyber Security Management.
Waxaad ku baran doontaa xirfado dhijitaal oo heer caalami ah oo kaa caawinaya:
โ
Naqshadeynta iyo Maamulka Modern Computer Networks
โ
Difaacida Data iyo Information Systems ka dhanka ah Cyber Threats, Attacks & Vulnerabilities
โ
Inaad noqoto Cyber Security Professional suuqa shaqada caalamka si weyn looga baahan yahay
๐ Haddii aad rabto mustaqbal xirfad Digital ah, Networking and Cyber Security waa jidkaaga guusha!