18/08/2026
Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacaddaha Soomaaliyeed-MAJSOM Galmudug state eng Cabdulaahi caddulkadir cali serious ayaa Magaalada Dhuusamareeb uga qeyb galay kulan wacyigelin iyo isbarasho ah oo ku saabsan Hannaanka Dib-u-heshiisiinta Dowlad Goboleedka Galmudug, kaas oo ay ka qeyb galeen Maamulka Dowladda Hoose ee Dhuusamareeb, ururrada bulshada rayidka ah, odayaasha dhaqanka, haweenka, dhalinyarada iyo daneeyayaal kale oo muhiim ah.
Kulanka ayaa ka qeybgalayaasha lagu fahamsiiyey ujeeddooyinka, habraaca iyo hirgelinta hannaanka dib-u-heshiisiinta, iyadoo si gaar ah loo adkeeyey doorka ay bulshada iyo hayβadaha maxalliga ahi ku leeyihiin dhismaha nabad waarta iyo xoojinta wadajirka bulshada.
Ugu dambeen kulanka ayaa ku soo idlaaday si guul leh .
#
.com