ACASA Abrar University

ACASA Abrar University Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ACASA Abrar University, College & University, Between Banadir Hospital and Digfer Hospital, Mogadishu Mogadishu, Banadir.

Ardayda Jaamacadda Abraar(Abrar University) ayaa maanta u fariistay Imtixaankii Dhexe Simistarkii 1-aad ee sannad waxbar...
16/11/2019

Ardayda Jaamacadda Abraar(Abrar University) ayaa maanta u fariistay Imtixaankii Dhexe Simistarkii 1-aad ee sannad waxbarasheedka 2019-2020.
Maamulka iyo macallimiinta Jaamacadda waxay ardayda u rajaynayaan nasiib wacan.

Xal loo helay  Bahal   baabibin kara  Inka badan 80 nuuc oo geed dhireed ah oo kala duwan_______________________________...
27/09/2019

Xal loo helay Bahal baabibin kara Inka badan 80 nuuc oo geed dhireed ah oo kala duwan
_________________________________________________

Halkaan waa Beerta Tijaabada oo ay ugu talagashay ardayda kulliyadda Beeraha dhigta inay wax ku beeraan, waxaa ku sameyey Arday ka mid ah kuwa ka qallin jebiyey Kulliyadda Beeraha ee Jaamacadda Abraar si ay u qoraan Buuggoodii Qallin-jebinta.
Waxay ardaydu Cilmi Baaris ku sameyeen bahal la dhaho - - magaç cilmiyeedka waa wuxuu asal ahaan kasoo jeedàa America, wuxuu awood uleehay inuu baabibiyo Inka badan 80 nuuc oo geed dhireed ah oo kala duwan. Africa wuxu yimid 2016, Somaaliyana 2017, horrayna looma hayn sun Lagu joojiyo ama looga hortegi karo sidaa darteedna ardaydu waxay isku dayeen inay soo saaraan sun Lagu dilo karo bahalkaan qatarta ku ah beeraha iyaga oo soo saaray sun looga hortegi karo lagana sameeyey wax dalka laga heli karo.

Jaamacadda Abrar  oo maanta xaflad qalin jabin ah sameysay-SawirroMunaasadan oo loo qabtay  arday dhameysatay kuliyadaha...
17/09/2019

Jaamacadda Abrar oo maanta xaflad qalin jabin ah sameysay-Sawirro

Munaasadan oo loo qabtay arday dhameysatay kuliyadaha kala duwan ee jaamacada Abrar ee magadalada Muqdisho, kuwaas ah kuwa dhameystay shahaada koowaad ee jamacada ( Bachelor degree)

Xafladda ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka kala socday wasaarada waxbarashada dalka ,Hay'ada FPNS , xildhibaano ka kala socda labada aqal. Wasiir sanadaro wasiir ku xigeen gudoomiyaal degmo,maamulka jaamacada Abrar, maamulka jaamacadaha dalka kuyala iyo marti sharaf kale
(Class of 2019) ee

Mudanayaasha midowga Ururka Cilmiga Beeraha Jaamacada Abrar ayaa waxee warqad tahniyad  Hambalyo ah u dirayaan dhamaan a...
17/09/2019

Mudanayaasha midowga Ururka Cilmiga Beeraha Jaamacada Abrar ayaa waxee warqad tahniyad Hambalyo ah u dirayaan dhamaan ardaydii maanta qalin yabisay

Mardhaw waxaa dhici doona Xafladda Qalinjebinta (Class of 2019) ee
12/09/2019

Mardhaw waxaa dhici doona Xafladda Qalinjebinta (Class of 2019) ee

ASC WR WBRDhamaan Asxaabta ku xeran Pagekeena ACASA Waxan ugu hambalyeeynayaa Farxada Ciida waxana idin leeyahayCiid Wan...
10/08/2019

ASC WR WBR

Dhamaan Asxaabta ku xeran

Pagekeena ACASA

Waxan ugu hambalyeeynayaa Farxada Ciida waxana idin leeyahay

Ciid Wanaagsan Taqabalahullaahu Minaa Wa Minkum Saalixal Acmaal.

19/07/2019
JUMCA MUBARAK
12/07/2019

JUMCA MUBARAK

Address

Between Banadir Hospital And Digfer Hospital, Mogadishu Mogadishu
Banadir

Telephone

619853188

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ACASA Abrar University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share