19/08/2026
OGEYSIIS MUHIIM AH!
Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya waxay si rasmi ah u shaacineysaa in diiwaangelinta ardayda cusub ee sannad-dugsiyeedka 2026–2027 uu furan yahay.
Haddii aad tahay arday dhammaystay dugsiga sare oo doonaya inuu sii wato waxbarashada heerka jaamacadeed, tani waa fursaddaada aad ku bilaabi karto mustaqbal waxbarasho oo wanaagsan.
✨ Albaabku wuu furan yahay — safarkaaga jaamacadeedna halkan ayuu ka bilaabmaa.
📞 La xiriir: +252 61 1421951 / +252 61 1421952
📧 Email: [email protected]
🌐 Website: www.uss.edu.so