Green Somalia University

Green Somalia University GSU is a non Profit higher Education Institution based in Baidoa City Southwest State of Somalia.

Diiwaan gelinta iyo qaadashada ardada cusub sanad dugsiyeedka 2026/2027 ayaa ka socda Xafiiska Diiwaan gelinta Jaamacadd...
21/08/2026

Diiwaan gelinta iyo qaadashada ardada cusub sanad dugsiyeedka 2026/2027 ayaa ka socda Xafiiska Diiwaan gelinta Jaamacadda
Wixii faah faahin ah la xariir.
0619149704 ama 04367568

18/08/2026


 Dhamaan ardada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan Dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed Soomaaliya  (Magaalada Baydhabo...
16/08/2026


Dhamaan ardada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan Dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed Soomaaliya (Magaalada Baydhabo) waxaan ku wargelineynaa in is qorista iyo qaadashada ardada cusub ay si rasmi ah u bilaabatey.
Booqo xafiiska diiwaan gelinta ardada Xaruunta Jaamacadda oo ku taala kasoo horjeedka .
Jaamacada waxay bixineysaa tiro kooban ah.
Ka faaideysi wacan.


                                                                                          Dhamaan ardada Soomaaliyeed ee...
15/08/2026

Dhamaan ardada Soomaaliyeed ee ku guuleystey ka gudbey imtixaanka fasalka 12aad (Form 4ka) sanadka 2025/2026 Hambalyo..
si gaar ah 10ka ardey ugu sareysan waxaan lee nahay Hambalyo..
waxaan idin rajeyneynaa dhamaan guul iyo towfiiq mustaqbal ifaaya qurux badan.

  Tababar la xariira barashada xirfadaha aas aasiga caafimaad ka ayaa lagu qaban doonaa Laabka Caafimaadka ee Jaamacadda...
15/08/2026



Tababar la xariira barashada xirfadaha aas aasiga caafimaad ka ayaa lagu qaban doonaa Laabka Caafimaadka ee Jaamacadda

Bilabashada

Maalmaha

Waqtiga .

Mudada socoshada .

Shahaado

Ugaar ah

Tirada.

Ka faaideysi wacan.

14/08/2026

 Jaamacadda GSU waxay Hambalyo diiran u direysaa   oo kaalinta 3aad u galey dhamaan ardada Jaamacadda Sanad Dugsiyeedka ...
13/08/2026


Jaamacadda GSU waxay Hambalyo diiran u direysaa oo kaalinta 3aad u galey dhamaan ardada Jaamacadda Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.
Congratulations 🎊 πŸ‘ πŸ’

 Jaamacadda GSU waxay Hambalyo diiran u direysaa   oo kaalinta 2aad u galey dhamaan ardada Jaamacadda Sanad Dugsiyeedka ...
13/08/2026


Jaamacadda GSU waxay Hambalyo diiran u direysaa oo kaalinta 2aad u galey dhamaan ardada Jaamacadda Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.
Congratulations 🎊 πŸ‘ πŸ’

 Jaamacadda GSU waxay Hambalyo diiran u direysaa   oo kaalinta 1aad u gashey dhamaan ardada Jaamacadda Sanad Dugsiyeedka...
13/08/2026


Jaamacadda GSU waxay Hambalyo diiran u direysaa oo kaalinta 1aad u gashey dhamaan ardada Jaamacadda Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.
Congratulations 🎊 πŸ‘ πŸ’

Dhamaan ardada Jaamacadda GSU Waxaan ku war gelineynaa in ay diyaar tahay natiijade Semesterka 2aad ee Sanad Dugsiyeedka...
12/08/2026

Dhamaan ardada Jaamacadda GSU Waxaan ku war gelineynaa in ay diyaar tahay natiijade Semesterka 2aad ee Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.

Address

Mursal Street
Baydhabo
HTTPS://WWW.MAPDEVELOPERS.COM/WHAT-IS-MY-ZIP-CODE.PHP?

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Green Somalia University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share