Xukumadda Ardayda Jaamacadda Caalamiga Ee Kamil-XAJKA

Xukumadda Ardayda Jaamacadda Caalamiga Ee Kamil-XAJKA Empower Minds & Ignite Potentials

Doodda Musharraxiinta Xilka Guddoomiyaha iyo Gadoomiye ku xigeen ka Xukuumadda 3-aad ee Midowga Ardayda Jaamacadda KAMIL...
10/02/2026

Doodda Musharraxiinta Xilka Guddoomiyaha iyo Gadoomiye ku xigeen ka Xukuumadda 3-aad ee Midowga Ardayda Jaamacadda KAMIL.




📢 OGEYSIIS 🗓 KhamiisWaxaa si rasmi ah oo toos ah u bilaaban doonta Doorashada Xukuumadda Ardayda Jaamacadda Kamil,taas o...
09/02/2026

📢 OGEYSIIS

🗓 Khamiis

Waxaa si rasmi ah oo toos ah u bilaaban doonta Doorashada Xukuumadda Ardayda Jaamacadda Kamil,
taas oo ah marxalad muhiim ah oo muujinaysa dimuqraadiyadda, wada-tashiga, iyo ka-qaybgalka ardayda.

Doorashadan waxaa ku tartamaya Musharraxiinta iyo Ku-xigeenka Jaamacadda Kamil,
kuwaas oo matalaya aragtiyo hoggaamineed, karti, iyo mas’uuliyad u adeegaysa danaha ardayda.

🗳 Doorashadu waa mid:
• Xor ah
• Xalaal ah
• Daah-furan
• U furan dhammaan ardayda Jaamacadda Kamil

✨ Arday kasta waxaa laga rajeynayaa:
✔️ Inuu ka qaybqaato
✔️ Inuu dhiibto codkiisa
✔️ Inuu doorto hoggaan karti leh

➡️ Doorashadu waa: QOF IYO COD
Codkaaga waa mas’uuliyad, waana tiirka isbeddelka iyo horumarka ardayda.

🤲 Insha’Allah
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu doorashadan ka dhigo mid guul, nabad, iyo horumar u horseedda dhammaan ardayda Jaamacadda.




Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Jaamacadda Caalamiga ah ee Kamil wuxuu ku wargelinayaa dhammaan xubnihiisa, ardayda jaa...
22/12/2025

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Jaamacadda Caalamiga ah ee Kamil wuxuu ku wargelinayaa dhammaan xubnihiisa, ardayda jaamacadda, iyo guud ahaan daneeyayaasha akhriska in uu qabanayo kulankiisii billaha ahaa, kaas oo cinwaankiisu yahay:

الوقت حياة وثروة لا تُعوَّض
(Waqtigu waa nolol iyo khasnad aan la beddeli karin)

🎤 Soo-jeediye: Ustaad Mohamed Aadan Bilow

Faahfaahin:
📅 Taariikh: Talaado, 23 December 2025
⏰ Waqti: 4:00 galabnimo
📍 Goobta: Jaamacadda Kamil

✨ Ka soo qeybgal wacan!
Kulankani waa mid furan, qof walbana wuu ka soo qeyb geli karaa.

04/12/2025

1m & all bones of human Xukumadda Ardayda Jaamacadda Caalamiga Ee Kamil-XAJKA Kamil International University

🌊 Dalxiis Ardaydeed |  Ardayda Kuliyadda Caafimaadka (MBBS) ee Jaamacadda Kamil ayaa booqasho dalxiis ah ku tagay  , kad...
05/08/2025

🌊 Dalxiis Ardaydeed |

Ardayda Kuliyadda Caafimaadka (MBBS) ee Jaamacadda Kamil ayaa booqasho dalxiis ah ku tagay , kaddib safar waxbarasho oo ay maalmahan u joogeen .

Dalxiiskan ayaa qeyb ka ah ee lagu kobcinayo nolosha ardayda, laguna dhiirrigelinayo isku dheelitirka aqoonta iyo nasashada.
Ardaydu waxay heleen fursad ay ku nastaan, isla markaana abuuraan xusuuso ka mid noqon doona .



🏞️ KULAN DALXIIS IYO DARDARANGuddoomiyaha Jaamacadda Kamil,  , ayaa kulan dhiirrigelin iyo dalxiis isugu jira u sameeyay...
03/08/2025

🏞️ KULAN DALXIIS IYO DARDARAN

Guddoomiyaha Jaamacadda Kamil, , ayaa kulan dhiirrigelin iyo dalxiis isugu jira u sameeyay ardayda MBBS, kadib markii uu si rasmi ah u soo dhammaaday safarkii waxbarasho ee ay ku joogeen .

Kulankan wuxuu ahaa fursad gaar ah oo ardaydu ku , uguna mahadceliyeen maamulka Jaamacadda ah ee lagu horumarinayo tayada waxbarasho iyo aqoonta ardayda.

📍Goobta: Magaalada Muqdisho
📸 Xusuus Reeb Qurux Badan





Kulan Isbarasho & MahadcelinXukuumadda Midowga Ardayda Jaamacadda Kamil ayaa kulan isbarasho iyo mahadcelin ah la qaadat...
30/07/2025

Kulan Isbarasho & Mahadcelin

Xukuumadda Midowga Ardayda Jaamacadda Kamil ayaa kulan isbarasho iyo mahadcelin ah la qaadatay .

Kulankan oo uu hormuud u ahaa Guddoomiyaha Midowga Dhalinyarada Digil & Mirifle, , ayaa si habsami leh u dhacay, kuna dhammaaday jawi isfaham iyo is-xurmayn leh.

Ujeedada kulanka ayaa ahayd xoojinta iskaashiga, isdhexgalka, iyo wada-shaqeynta ka dhaxeysa labada dhinac, si gaar ahna loogu bogaadiyo doorka dhalinyarada ee horumarka bulshada.

Xukuumadda Midowga Ardayda Jaamacadda Kamil waxay si gaar ah ugu mahadcelineysaa madaxda iyo xubnaha Midowga Dhalinyarada Digil & Mirifle ee kulanka kasoo qeybgalay, waxayna muujisay diyaar garow buuxa oo ku aaddan wada-shaqeyn joogto ah.


Heshiis Iskaashi oo Dhexmaray   iyo Xukuumada Ardayda Jaamacadda    (MACJAS) iyo Xukuumadda Ardayda Jaamacadda   ayaa ga...
29/07/2025

Heshiis Iskaashi oo Dhexmaray iyo Xukuumada Ardayda Jaamacadda

(MACJAS) iyo Xukuumadda Ardayda Jaamacadda ayaa gaaray heshiis iskaashi oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta ardayda caafimaadka.

Heshiiskan waxaa diiradda lagu saaray kor u qaadista arrimaha ardayda, is-dhaafsiga aqoonta iyo

Kulanka waxaa Jaamacadda Kamil ku meteshay , Ku-xigeenka Midowga Ardayda, iyadoo muujisay sida ay ardaydu ugu heelan yihiin iskaashi wax ku ool ah oo kor u qaada tayada waxbarashada iyo .




29/07/2025
22/07/2025

oo Soo-dhaweyn Rasmi ah u Sameeyay

Midowga Ardayda Jaamacadaha Soomaaliya ayaa galabta si rasmi ah u soo dhaweeyay Midowga Ardayda Jaamacadda .

Soo-dhaweyntan ayaa qeyb ka ahayd -xogwareysi_iyo kor u qaadista xiriirka ardayda ee dalka, iyadoo diiradda la saaray waara oo u dhexeeya labada dhinac.

Intii uu socday kulanka, waxaa si weyn loo bogaadiyay Midowga Ardayda Jaamacadda Kamil, gaar ahaan kaalintooda muuqata ee horumarinta waxbarashada, wacyigelinta ardayda, iyo ka qeyb qaadashada arrimaha caafimaadka.

Dhammaan xubnihii ka socday labada dhinac waxay muujiyeen rajo iyo oo ku aaddan dhismaha iskaashi joogto ah oo ku dhisan aqoon, karti iyo wadajir ardaynimo.

✅ Soo-dhaweyn ka tarjumaysa Wada-shaqeyn & Midnimo




  oo Soo-dhaweyn Rasmi ah u Sameeyay  Midowga Ardayda   Jaamacadaha Soomaaliya   ayaa galabta si rasmi ah u soo dhaweeya...
22/07/2025

oo Soo-dhaweyn Rasmi ah u Sameeyay

Midowga Ardayda Jaamacadaha Soomaaliya ayaa galabta si rasmi ah u soo dhaweeyay Midowga Ardayda Jaamacadda .

Soo-dhaweyntan ayaa qeyb ka ahayd -xogwareysi_iyo kor u qaadista xiriirka ardayda ee dalka, iyadoo diiradda la saaray waara oo u dhexeeya labada dhinac.

Intii uu socday kulanka, waxaa si weyn loo bogaadiyay Midowga Ardayda Jaamacadda Kamil, gaar ahaan kaalintooda muuqata ee horumarinta waxbarashada, wacyigelinta ardayda, iyo ka qeyb qaadashada arrimaha caafimaadka.

Dhammaan xubnihii ka socday labada dhinac waxay muujiyeen rajo iyo oo ku aaddan dhismaha iskaashi joogto ah oo ku dhisan aqoon, karti iyo wadajir ardaynimo.

✅ Soo-dhaweyn ka tarjumaysa Wada-shaqeyn & Midnimo




Address

Mogadishu Road Baydhabo-Somalia
Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xukumadda Ardayda Jaamacadda Caalamiga Ee Kamil-XAJKA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Xukumadda Ardayda Jaamacadda Caalamiga Ee Kamil-XAJKA:

Share