10/06/2026
๐๐ข๐ข๐ค๐๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐จ๐๐ฆ๐๐ฌ๐๐๐ ๐ฆ๐๐ฅ๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ช๐๐ฌ๐ก๐
Maamulka ๐
๐๐๐ข๐๐๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐จ๐ข๐ ๐พ๐๐ฃ๐ฉ๐ง๐๐ก ๐๐๐๐ง๐๐ฃ ๐พ๐๐ข๐ฅ๐ช๐จ, oo ay wehliyaan macallimiinta iyo Midowga Ardayda Jaamacadda Plasma, ayaa maanta booqasho ku tagay dugsiga ๐๐ผ๐ผ๐๐ฒ, ๐๐ต๐ฒ๐
๐ฒ, ๐ฆ๐ฎ๐ฟ๐ฒ, ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐ข๐ง ๐ค๐ก๐๐๐๐๐
ee magaalada Beledweyne.
Booqashadan ayaa lagu dhiirrigelinayay ardayda fasalka 12-aad ee isu diyaarinaya Imtixaanka Shahaadiga ah, iyadoo sidoo kale laga wada hadlay horumarinta waxbarashada iyo xoojinta xiriirka Jaamacadda Plasma iyo dugsiyada sare.