apdykhalik yousuph

apdykhalik yousuph what you want is ready we get I.a�� My words are worthy of my praise��

23/06/2022

❤🌍

09/06/2022

I wish you all success in your GC exams my god pless you all I.a.

clear-cut stages. But many developmentalists have created theories to understand our intellectual and cognitive developm...
26/05/2022

clear-cut stages. But many developmentalists have created theories to understand our intellectual and cognitive development better.

These theories give us a better idea of how we move through different life goals at different times.

Let’s explore the various stages of life and why understanding them can help your personal development.

What are the stages of life?

The stages of life are the different phases that all individuals pass through in a regular lifetime. During each stage, there are interests, actions, and behaviors that are common for most people.

When we talk about the concept of life stages, three distinct phases come to mind: childhood, adulthood, and old age.

However, there is a greater degree of nuance to the life cycle of a human. We are all unique individuals that feel, think, and experience different things as we grow older.

A dramatic lifestyle change often characterizes the transition to a different stage of life. People often say that someone is entering a new stage of life when they move out of their home, graduate, retire, or have children.

But how many stages of life are th

Qoraa apdynaser yousuf eggh 💎🤚

Love this beautiful city Dubai enjoy the wonderfull view full🌚 with lururios seven star hotel burj al arab🇦🇪♥️
22/05/2022

Love this beautiful city Dubai enjoy the wonderfull view full🌚 with lururios seven star hotel burj al arab🇦🇪♥️

Shimbir geed dul fadhida marnaba k**a cabsato in laanta ay saaran tahay la jabto, sababtoo ah kalsoonideedu ma aha laant...
21/05/2022

Shimbir geed dul fadhida marnaba k**a cabsato in laanta ay saaran tahay la jabto, sababtoo ah kalsoonideedu ma aha laanta balse waa baalasheeda. Had & jeer ku kalsoonow naftaada.

Qorrax-dhaca halkan waxay Qorrax soo bax u tahay dhinac kale oo Aduunka ka mid ah. Ha quusan sababtoo ah wax u muuqda dhamaad ayaa xaqiiqdii ah bilow cusub.

Muhim Maaha inaad ka xanaaqdo wax dhabarkaaga laga yiri waayo hortaada lagama odhan karo.

Ha ku dadaalin inaad dhisato guri weyn oo aad ku noolaato, laakiin ku dadaal inaad dhisato guri aad ku noolaato oo xasiloon oo ay ka dhex iftiimayso akhlaaq wanaagsan iyo Allah ka cabsi.

Awood uma lihid inaad bedesho muuqaalkaaga si aad u noqoto kan dadka ugu quruxda badan, laakiin waxaad awood u leedahay inaad bedesho dhaqankaaga si aad u noqoto kan dadka ugu akhlaaqda wanaagsan.

Noloshu waxay macno badan yeelataa marki aad garowsato xaqiiqda fudud ee ah in fursad isku mid ah aysan laba jeer ku soo mareyn. Ka faa’iideyso fursad kasta.

Tartanka u dhaxeeya Libaax & Deero, marar badan waxaa guuleystay Deerada sababtoo ah Libaaxa wuxuu u ordayay oo keliya cunto, Deeraduna waxay u ordeysay Nolol. Xusuuso: Ujeedo (hadaf) ayaa aad uga muhiimsan Baahida. Ha noqon qof cunto keliya u orda

Ha isku mashquulin hana ka fekirin gefkii shalayto, waayo berri waa fursad kale oo aad ku sixi kartid intii shalay qabyada kaa ahayd.
♥️😊

Marka  qofka laga xarrimo nolosha uu doonayo,Jidka kaliye ee u furani waa in uu sharciga iyo kala danbeynta la dagaalamo...
20/05/2022

Marka qofka laga xarrimo nolosha uu doonayo,
Jidka kaliye ee u furani waa in uu sharciga iyo kala danbeynta la dagaalamo.
Qofka naftiisa ka hela,qaabkiisana ku qancaa waa tilmaamta liidashada lagu garto.
Sirta noloshu ma aha inaad sameysato waxa aad jeceshahay,balse waa inaad jeceshahay waxa aad qabanayso.
Qaraabada iyo ehelka cunto iyo cabitaan la wadaag lkin abidkaa shaqo hala wadaagin.
Karaamada iyo weynida qofka waxa lagu qiyaasa ilaa xadka uu diyaar u yahay in uu u naxariisto kuwa xaqqisa qaladka ka gala.
Haddii aad caado ka dhigato in aad ka cadhooto wax kasta oo ku raali galin waaya,abidkaa nolosha ku xasili maysid.

Address

Borama
NAASEREGGEH009988

Telephone

+252653857085

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when apdykhalik yousuph posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to apdykhalik yousuph:

Share