Adal primary & secondary school

Adal primary & secondary school ADAL SCHOOLS WAA GOOB AAD KA HELI KARTO WAX BARASHO HEER SARE AH IYO BARAYAAL XIRFAD FIICAN U LEH WAX BARISTA ARDAYDA

15/06/2026

Madaxa Imtixaanaadka Dugsiga

15/06/2026
Shaley waxa la sagootiyay ardayda fasalka 4A & 4B ee dugsiga adal oo u qalin badishay dugsiga dhexe ee fasalka 5aad
21/05/2026

Shaley waxa la sagootiyay ardayda fasalka 4A & 4B ee dugsiga adal oo u qalin badishay dugsiga dhexe ee fasalka 5aad

19/05/2026

Waxa shaley si rasmiya usoo afmeermay Cupka dugsiga oo mudo soo socday. Waxa final ku kala qaaday fasalada 8A iyo 8B

Waxa cupka ku guulaystay Fasalka 8/A

16/05/2026

Ardayda Fasalka 7aad oo Dalxiis u tagay Gebilay

Ardayda fasalka 7A iyo Maamulka dugsiga Adal ayaa shaley dalxiis u tagay Gebilay.iyagoo ay ka muuqato siday ugu diyaarsa...
15/05/2026

Ardayda fasalka 7A iyo Maamulka dugsiga Adal ayaa shaley dalxiis u tagay Gebilay.
iyagoo ay ka muuqato siday ugu diyaarsan yihiin 18 May ee inagu soo dhow

14/05/2026

Maamulka iyo Qayb ka mida macalimiinta Dugsiga Adal Primary and secondary school

Dugsiga Adal primary and secondary school oo ku jira diyaar galaw balaadhan oo lagu xusayo 18 May ee fooda inagu soo hay...
08/05/2026

Dugsiga Adal primary and secondary school oo ku jira diyaar galaw balaadhan oo lagu xusayo 18 May ee fooda inagu soo haya

Address

Sh Cali
Borama

Telephone

+252634586115

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adal primary & secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share