Puntland students union in Borama

Puntland students union  in Borama helping other students

Xafladi Ardeyda Reer puntland ee magalda borama
18/12/2022

Xafladi Ardeyda Reer puntland ee magalda borama

Kulan weynaha Ardayda  puntland ee magalada borama Kaso qayb galkagu waa noo muhiim Habeenka sabtidu soo galayso Hotel h...
14/12/2022

Kulan weynaha Ardayda puntland ee magalada borama

Kaso qayb galkagu waa noo muhiim

Habeenka sabtidu soo galayso
Hotel haldoor
6:00 maqribnimo

06/07/2021

Allaha u nxaristo wll ipraahim abshakur O gacan ka xaqdaran ku dishay jaamacada camuud e magalda borama
An u ducayno wllken illahy jano fardowso haka warabiyo😭😭😭😭😭

Waxa mahad u sugnaatey Eebe weyne o xalay noo suurtagaliyey iney kulman Dhaman ardayda reer Puntland e  wax ka barata ja...
21/05/2021

Waxa mahad u sugnaatey Eebe weyne o xalay noo suurtagaliyey iney kulman Dhaman ardayda reer Puntland e wax ka barata jaamacadaha ku yaala magalada borama o u horkacayo gudomiyaha Ardayda reer puntland e borama waxbarashada u jogta Khalif Farah muse io Ku xigenada Ruun Mohamed sicid io
Waalidin iyo masuliyin kla duwan
Waxay ardada la wadaagen talo io tusaalayn dhan walba ah
Waxan u mahad celinayna dhaman inti nagalso qayb gashay ❤

Mnshallh
21/05/2021

Mnshallh

Hambalyo dhaman umada muslimiinta waxan ugu hambalyeynayna munasibada ciidul fidriga   Gaar ahaan umada  somaliyed Alle ...
12/05/2021

Hambalyo dhaman umada muslimiinta waxan ugu hambalyeynayna munasibada ciidul fidriga
Gaar ahaan umada somaliyed Alle nabad hanagu gaarsiiyo ciida ciideeda

كل عام و انتم بالخير

Strong
28/04/2021

Strong

Address

Borama

Telephone

+252633771285

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland students union in Borama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Puntland students union in Borama:

Share