Horn International University, Office Student Affairs.

Horn International University, Office Student Affairs. Horn International University is one of leading universities in Somalia.

Tommorow will be big day congratulations!!!!!
07/10/2024

Tommorow will be big day congratulations!!!!!

Jaamacada Caalamiga ah  Horn International  University  waxay Ogaysiinaysaa dhamaan Ardayda kasoo baxday dugsiga sare ee...
24/09/2024

Jaamacada Caalamiga ah Horn International University waxay Ogaysiinaysaa dhamaan Ardayda kasoo baxday dugsiga sare ee 2023/24 inay socoto isdiwaan galintii ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2023-2024.

06/09/2024

TEAM TRAINING PROGRAM AND COMMUNITY ATTACHMENT PROGRAM FINALIZATION AT 2024
++++++++++++++++++++++++++++++++++
Waxaa Jaamacada Horn International University iyadoo ka Duulaysa Waxqabadyada Bulshada ay U Qabteen Ardayda Ku Jirta Sanadkii ugu Dambeeyey Ee Jaamacada Ayaa Ku Guda Jira Waxqabadkii Bulshada ee Programska ( Team Training Program and Community Attachment) oo Sanadkasta ay Fuliyaan Ardayda Jaamacada Horn International. Waxyaabaha Ay Fuliyeen sanadkan Waxaa Ka Mid ahaa
1:- Ogaashaha baahida Bulshooyinka Lagu Kala Qoray oo kala Ah Dilla,, Hayayaaabe iyo Xaafada Haddi/Waber
2:- Wax Ka Qabashada ;Baahiyaha la Xidhiidha Caafimaad ee Bulshooyinkaas Haysta
3:- Wacyigalin Caafimaad Sida Faraxalka, Sida Qashinka Laiskaga Hagaajo, Sida Looga Hortago Xanuunada Faafa
4:- Mashruuc Fulin(Mini Project) oo ay Ka Fuliyeen schoolada Magaalada Borama iyo Dugsiga sare ee Dilla(Sh Omar Good)
5:- Fulinta Caafimaadka Schoolka (School Health) oo Ay ka Fuliyaan 3 school oo ka Qabanayaan Hagaajin Kuraasta Burburtay, Abuuris ama Dayactir Maktabadaha, Buug siin, Waxyigalin Caafimaad, Tababaris Arday Iyo Macalimiin Gargaarka Degdega ah.
7;- iyo Adeegyo kale oo Badan
Waxayna Ku Jireen Hawshan Mudo ku Dhaw 2 Bilood.

Xaflad lagu soo xidhayay ayaa lagu qabtay hoolka jaamacada waxaana kasoo qaybgalay
1. Agaasimaha Commisionka tacliinta sare Pro Ilyaas Farah Hassan
2. Dr Mukhtaar Madaxa caafimaadka aasaasiga ah ee Gobolka Awdal(PHC coordinator)
3. Xildhibaan golaha deegaanka Borama Ahmed Khayre
Iyo maamulada kala duwan ee jaamacada.

ETHIOPIA INTERNSHIP PROGRAM.+++++++++++++++++++++++++++Ardayda sanadkan qalinjabindoonta(Senior classes) ayaa ku guda ji...
17/08/2024

ETHIOPIA INTERNSHIP PROGRAM.
+++++++++++++++++++++++++++
Ardayda sanadkan qalinjabindoonta(Senior classes) ayaa ku guda jira maalmihii ugu dambeeyey ee waxbarashadii ay u tageen wadanka Ethiopia.
Ardayda ayaa ku qaadanaya tababaro muhiim u ah xirfadooda mustaqbalka iyo gacanka qabadka (Practical attachments) cisbitaalada Karamardha General Hospital iyo Sh Hassan Yabare (Referral Hospital.

Wafti uu hogaaminayo Gudoomiye kuxigeenka Waxbarashada iyo Cilmibaadhista ayaa maalmahan ku sugnaa Jigjiga, waxay la kulmeen maamulada Cisbitaalada ay ardaydu wax ku barteen.

HIU RESEARCH THESIS DEFENSE DAY ++++++++++++++++++++++++++++++JEEDINTA BUUGA QALINJABINTA ARDAYDA+++++++++++++++++++++++...
23/06/2024

HIU RESEARCH THESIS DEFENSE DAY
++++++++++++++++++++++++++++++
JEEDINTA BUUGA QALINJABINTA ARDAYDA
+++++++++++++++++++++++++++++++++
Qaybtii 3aad Sawiro.
++++++++++++++++++++++++++++++++
Ardayd Sanadkan 2024 Ka Qalinjabinaysa Jaamacada Caalamiga ah Ee Horn Ayaa Soo Jeediyey Oo Difaacay Buugtooda Qalinjabinta.
Waxaa La Jeediyey 10 Mawduuc oo Kala Duwan Oo Ku Sahabsan Caafimaad.

HIU RESEARCH THESIS DEFENSE DAY ++++++++++++++++++++++++++++++JEEDINTA BUUGA QALINJABINTA ARDAYDA+++++++++++++++++++++++...
23/06/2024

HIU RESEARCH THESIS DEFENSE DAY
++++++++++++++++++++++++++++++
JEEDINTA BUUGA QALINJABINTA ARDAYDA
+++++++++++++++++++++++++++++++++
Qaybtii 1aad Sawiro.
++++++++++++++++++++++++++++++++
Ardayd Sanadkan 2024 Ka Qalinjabinaysa Jaamacada Caalamiga ah Ee Horn Ayaa Maanta Soo Jeediyey Oo Difaacay Buugtooda Qalinjabinta.
Waxaa Maanta La Jeediyey 10 Mawduuc oo Kala Duwan Oo Ku Sahabsan Caafimaad.

Waxaan duco u diraynaa in Illaahay u dhibyareeyo imtixaanka, ayna wada guulaystaan ardayda ka badan 38,000 ee arday Saak...
22/06/2024

Waxaan duco u diraynaa in Illaahay u dhibyareeyo imtixaanka, ayna wada guulaystaan ardayda ka badan 38,000 ee arday Saaka u fadhiistay Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo Hoose ee Jamhuuroyada Somaliland.

08/06/2024
Xuska Maalinta Nafaqada AdduunkaQaybtii 1aad Sawiro Kuliyada Cuntada iyo Nafaqada ee Jaamacada Horn International  Unive...
02/06/2024

Xuska Maalinta Nafaqada Adduunka

Qaybtii 1aad Sawiro

Kuliyada Cuntada iyo Nafaqada ee Jaamacada Horn International University oo ayaa Xustay maalinta Nafaqada Aduunka oo sanad walba la,xuso 28 May.

Waxan lasoo jeediyay wacyigalino.ku sahabsan
1:- kudadalyna, cunista cunto u fiican Caafimadka tasi ah, Cunto ka kooban, khudar ( Vegetables) midhaha ( fruits)
2:- jimicsi joogto ah qofkasta waa inuu hela cunto dheli tiran oo kakooban, khudar, midho, cuntooyinka gaska leh ee wadaniga, oo sonkorta iyo salida lagu yereyey.sii aan kor ugu qadno cafimadka.
3:- Xidhiidhka ka dhexeeya cuntada iyo Xanuunada aan faafin/Raaga (Noncommunicable Disease/chrinic Diseases).

World Nutrition Day

“Our food should be our medicine and our medicine should be our food. “ – Hippocrates

Address

Bile Street, Halane
Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn International University, Office Student Affairs. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Horn International University, Office Student Affairs.:

Share