Borama International College

Borama International College Kusoo dhawow Borama international College
Call Us:
0634574561

Sawiro: Xaflada qalin jabintii dufcadii 2aad.Borama International College
26/11/2024

Sawiro: Xaflada qalin jabintii dufcadii 2aad.
Borama International College

Sawiro: Xaflada Qalin-Jabintii Dufcadii 2aad ee Borama International College
10/11/2024

Sawiro: Xaflada Qalin-Jabintii Dufcadii 2aad ee Borama International College

Sawiro Q.1aad: Xaflada Qalin-Jabinta Borama International College
29/10/2024

Sawiro Q.1aad: Xaflada Qalin-Jabinta Borama International College

21/10/2024

Xaflada qalin jabinta dufcadii 2aad, Borama International College

Hamblyo dhamaantiin

24/09/2024
Kuliyada ''Business and management science''  ee dhigta, Borama International College, ayaa maalintii shalay, u fadhiist...
19/09/2024

Kuliyada ''Business and management science'' ee dhigta, Borama International College, ayaa maalintii shalay, u fadhiistay imtixaanka k**a dambaysta ah ( comprehensive exam), ee sanad dugsiyeedka, 2023-2024.

Congratulations

waxa shalay ufadhiistay imtixaankii k**a dambaysta ahaa {comprehensive exam}, ee Borama International College, kuliyada ...
18/09/2024

waxa shalay ufadhiistay imtixaankii k**a dambaysta ahaa {comprehensive exam}, ee Borama International College, kuliyada caafimaadka gaar ahaan, kalkaaliso(nursing)
Iyo umulisooyinka (midwifery), ee sanad dugsiyeedka 2023-2024.

congratulations !

17/09/2024

waxa maanta oo salasa bishuna tahay 17-09-2024 waxa si hab samileh uga bilaabmay imtixaanka k**a dambaysta ah{ comprehensive exam}. kaasi oo ay dhamaan ufadhiisanayaan ardayda kuliyada kala duwan ee collegeku.
1. nursing
2.midwifery
3.nutrition
4.public Health
5. medical lab
6.business
7. computer science
waxa kale oo uu collegeku qadanayaa dufcadii 3aad. waxana sitoosa ubilaabmaya registerartionka waxii faahfaahina kala xidhidh 63 4574561

Comming  soon
10/09/2024

Comming soon

08/09/2024

Kusoodhawada Borama International College waxa furan diwaan gelinta sanad dugsiyeedka 2024-2025, dhamaan qaybaha kala duwan ee waxbarashada sida businesses, *health sciences, and computer science.

26/07/2024

Registration open

Address

Borama

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Friday 08:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00

Telephone

+252634078894

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Borama International College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share