06/10/2026
🎓 Kuliyadda Shareecada ee Jaamacadda Horn International University waxay qaadanaysaa arday cusub.
📚 Ka faa’iideyso fursaddan oo iska diiwaan-geli qeybaha kala duwan ee Kuliyadda Shareecada, kuna biir waxbarasho tayo leh oo ku dhisan cilmiga Shareecada iyo aqoonta casriga ah.
👉 Ha seegin fursaddan — isdiiwaangelintu way socotaa. 📞 0634517820 | 0634453653 | 4567719