28/10/2025
📣 DAAHFURKA DEEQ WAXBARASHA OO BILAASH AH! 🎓
Jaamacadda Golis – Faraca Boorama, gaar ahaan Kulliyadda Shareecada iyo Daraasaadka Islaamka, waxay ku faraxsan tahay inay ku wargeliso furitaanka deeq waxbarasho oo bilaash ah oo lagu bixinaayo takhasusooyin kala duwan, si kor loogu qaado aqoonta iyo xirfadda ardayda danaynaysa cilmiga shareecada. 🌙
🎯 Takhasusyada la furayo:
📘 Bachelor:
1️⃣ Kulliyadda Shareecada iyo Daraasaadka Islaamka
📗 Diploma Programs:
1️⃣ Diploma Barbaarinta Caruurta (Riyaadh al-Atfaal)
2️⃣ Diploma Tababarka Macallimiinta
3️⃣ Diploma Culuumta Qur’aanka
🕓 Waqtiga: 30-10-2025 | 4:00 PM – Bacda Casar
📍 Goobta: Hall-ka Jaamacadda Golis, Boorama
Ha moogaan fursadan dahabiga ah ee aqoonta iyo horumarka! ✨
📞 Wixii faahfaahin ah: +252 63 8733709