Sh. Ali Jawhar Secondary School

Sh. Ali Jawhar Secondary School Dugsigan waxa la dhisay 1972, waxana lagu dhisay iskaa wax u qabso; waana dugsi leh adeeg waxbarasho.

26/05/2026
 : Xuska Sannad guurada 35-aad ee 18-ka May.
18/05/2026

: Xuska Sannad guurada 35-aad ee 18-ka May.

 Maanta waxaa Dugsiga Sare ee Sheekh Cali Jowhar ka qabsoomay Barnaamijka Wacyi-gelinta Goobaha Waxbarashada, kaas oo mu...
16/05/2026

Maanta waxaa Dugsiga Sare ee Sheekh Cali Jowhar ka qabsoomay Barnaamijka Wacyi-gelinta Goobaha Waxbarashada, kaas oo muhiim u ahaa kor u qaadista wacyiga, akhlaaqda iyo fahamka ardayda.

Barnaamijka waxaa marti ku ahaa Sh. Xasan Khayre Dirir, waxaana ardayda lala wadaagay waano, talooyin iyo dhiirrigelin wax ku ool ah oo ku saabsan muhiimadda waxbarashada, anshaxa iyo dhismaha mustaqbal wanaagsan.

Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan intii ka qayb qaadatay hirgelinta barnaamijkan qiimaha badan.

Dugsiga Sare ee Sheekh Cali Jowhar
Waxbarasho, Wacyi iyo Horumar.

🀲

πŸ—“οΈ Sabti, May 16, 2026

Barnaamijka Wacyi-gelinta Goobaha WaxbarashadaMaanta, waxaa Dugsiga Sare ee Sheekh Cali Jowhar ka qabsoomay barnaamij wa...
16/05/2026

Barnaamijka Wacyi-gelinta Goobaha Waxbarashada

Maanta, waxaa Dugsiga Sare ee Sheekh Cali Jowhar ka qabsoomay barnaamij wacyi-gelin ah oo muhiim u ah ardayda iyo bahda waxbarashada. Barnaamijkan waxaa lagu soo bandhigay talooyin, dhiirrigelin iyo wacyi kor u qaadaya fahamka ardayda ee dhinacyada waxbarashada, akhlaaqda iyo horumarka mustaqbalkooda gaar ahaan wacyi diineed.

Waxaa barnaamijka marti ku ah Sheekh Xasan Khayre Dirir, waxaana rajaynaynaa inuu noqdo kulan faa’iido badan oo ardaydu ka heleen aqoon, waano iyo dhiirrigelin wax ku ool ah.

🀲

πŸ—“οΈ Sabti, May 16, 2026

15/05/2026

πŸ† Khudbada Soo xidhitaanka tartanka Kubada Cagta Ee Dugsiga Sare Sh Cali Jawhar.

FINAL MATCH – GUUL TAARIIKHI AH πŸ†πŸ”₯

⚽ Tartankii Kubadda Cagta Ee Dugsiga Sare Ee Sheekh Cali Jawhar ayaa si rasmi ah u soo dhammaaday maanta!

πŸ₯‡ FORM 3B ayaa noqday CHAMPIONS kadib ciyaar xiiso badan oo ay kaga adkaadeen FORM 2C dhibco dhan:

⚽ 6️⃣ – 3️⃣ ⚽

πŸ‘ Hambalyo FORM 3B
πŸ’ͺ Mahadsanid FORM 2C ciyaarta quruxda badan
πŸŽ‰ Taageerayaashii iyo dhammaan ardaydii kasoo qayb gashay waad ku mahadsan tihiin dhiirrigelinta iyo taageerada.

πŸ“ Dugsiga Sare Ee Sh Cali Jawhar
🎬 FINAL MATCH HIGHLIGHTS
πŸ”₯ β€œHalgan, Hufnaan iyo Horumar”
.

Jimce, May 15 2026

14/05/2026

πŸŽ‰ Hambalyo iyo Bogaadin πŸŽ‰

Ku Xigeenka Dugsiga Sare Sheekh Cali Jawhar ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray maamulka, macallimiinta iyo ardayda Dugsiga Hoose Dhexe A.A.Good.

Munaasabadda lagu soo xirayey tartanka kubadda cagta ee dugsiga. βš½πŸ†

Maamule Ku Xigeenku wuxuu ku ammaanay dadaalka wanaagsan ee lagu dhiirrigelinayo ciyaaraha iyo horumarinta hibada ardayda, isagoo u rajeeyey dugsiga guulo iyo horumar joogto ah.

🀲

πŸ—“οΈ Khamiis, 14, May 2026.

Hambalyo Form 3B πŸ”₯πŸ† FINAL MATCH – GUUL TAARIIKHI AH πŸ†πŸ”₯⚽ Tartankii Kubadda Cagta Ee Dugsiga Sare Ee Sheekh Cali Jawhar ay...
14/05/2026

Hambalyo Form 3B πŸ”₯πŸ† FINAL MATCH – GUUL TAARIIKHI AH πŸ†πŸ”₯

⚽ Tartankii Kubadda Cagta Ee Dugsiga Sare Ee Sheekh Cali Jawhar ayaa si rasmi ah u soo dhammaaday maanta!

πŸ₯‡ FORM 3B ayaa noqday CHAMPIONS kadib ciyaar xiiso badan oo ay kaga adkaadeen FORM 2C dhibco dhan:

⚽ 6️⃣ – 3️⃣ ⚽

πŸ‘ Hambalyo FORM 3B
πŸ’ͺ Mahadsanid FORM 2C ciyaarta quruxda badan
πŸŽ‰ Taageerayaashii iyo dhammaan ardaydii kasoo qayb gashay waad ku mahadsan tihiin dhiirrigelinta iyo taageerada.

πŸ“ Dugsiga Sare Ee Sh Cali Jawhar
🎬 FINAL MATCH HIGHLIGHTS
πŸ”₯ β€œHalgan, Hufnaan iyo Horumar”

πŸŽ₯ Bullaale_Kanaddi
🀳 Jamaal Sh. Daa’uud Warsame
✍️ Cabdisamed C. Daahir

πŸ—“οΈ Khamiis , May 14 2026

πŸ”₯πŸ† FINAL MATCH – GUUL TAARIIKHI AH πŸ†πŸ”₯⚽ Tartankii Kubadda Cagta Ee Dugsiga Sare Ee Sheekh Cali Jawhar ayaa si rasmi ah u ...
14/05/2026

πŸ”₯πŸ† FINAL MATCH – GUUL TAARIIKHI AH πŸ†πŸ”₯

⚽ Tartankii Kubadda Cagta Ee Dugsiga Sare Ee Sheekh Cali Jawhar ayaa si rasmi ah u soo dhammaaday maanta!

πŸ₯‡ FORM 3B ayaa noqday CHAMPIONS kadib ciyaar xiiso badan oo ay kaga adkaadeen FORM 2C dhibco dhan:

⚽ 6️⃣ – 3️⃣ ⚽

πŸ‘ Hambalyo FORM 3B
πŸ’ͺ Mahadsanid FORM 2C ciyaarta quruxda badan
πŸŽ‰ Taageerayaashii iyo dhammaan ardaydii kasoo qayb gashay waad ku mahadsan tihiin dhiirrigelinta iyo taageerada.

πŸ“ Dugsiga Sare Ee Sh Cali Jawhar
🎬 FINAL MATCH HIGHLIGHTS
πŸ”₯ β€œHalgan, Hufnaan iyo Horumar”

πŸŽ₯ Bullaale_Kanaddi
🀳 Jamaal Sh. Daa’uud Warsame
✍️ Cabdisamed C. Daahir

πŸ—“οΈ Khamiis , May 14 2026

Address

Sheikh Ali Street
Borama

Telephone

+252634501091

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sh. Ali Jawhar Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share