Adoonti alle hafsiina

Adoonti alle hafsiina Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Adoonti alle hafsiina, College & University, Bosaso.

pathology of acute inflammation
18/06/2022

pathology of acute inflammation

*اللهم في يوم الجمعه، أفرح قلوبنا، وأغسل أحزاننا وهمومنا، وأغفر ذنوبنا وخطايانا، وأشفي مرضانا، وأرحم موتانا وموتى المسلم...
03/06/2022

*اللهم في يوم الجمعه، أفرح قلوبنا، وأغسل أحزاننا وهمومنا، وأغفر ذنوبنا وخطايانا، وأشفي مرضانا، وأرحم موتانا وموتى المسلمين .. اللهم ما قسمت في هذا اليوم من خير، وبركة، وسعادة، ومغفرة، وشفاء، وعافية، وسعة رزق، وإستجابة دعاء، فأجعل لنا ووالدينا منه أوفر الحظ والنصيب إنك على كل شيء قدير.*
🌹 *_اللهم آمين_* 🌹
💐 *صباح الخير* 💐
🌺 *جمعه عامره بذكر الله* 🌺

jawaabta waxaa weeye, soomaalida ma aha dad mar kasta cuntada cuno, waxay cunaan seddex waqti, cuntada ay cunaan inta ba...
25/05/2022

jawaabta waxaa weeye, soomaalida ma aha dad mar kasta cuntada cuno, waxay cunaan seddex waqti, cuntada ay cunaan inta badan waa cunto qalallan, marka qofka sidaas ah ma cayilo, waa qof rajiim ku jira, sidoo kale biyaha soomaalida aad uma cabbaan, waxaa laga yaabaa qofka soomaaliga inuu biyaha cabbo marka uu si daran u oomo ama shaqo badan qabto ama meel dheer u lugeeyo kelia/
biyaha kaalin weyn ayay ka cayaaraan caafimaadka jirka.
sidoo kale cuntada ay qudaarta ku badan tahay soomaalida ma cunaan, waxaa laga yaabaa inuu cuno bariis ama baasto ama soor ama cambuulo. waxaa dhici karta hilib ama kalluun inuu la socdo.
waqtiyada waxa uu cunayo aad bay u kala fog yihiin.
soomaalida ku barbaartay dibadda way ka duwan yihiin kuwa gudaha, taas waxaa sabab u ah, waxaa is baddalay dhaqankooda cuntada iyo qaabka ay wax u cuni jireen.
waxaa laga yaabaa qofka inuu wax cuno isagoon gaajo haynin, marka cuntada waxay keenaysaa dufin badan.
marka qofka wuxuu keenaya jirkiisa baruur, sida ugu fudud oo lagu cayilo ayaa sidaas ah, adoon daawo raadinin, ama waxyaalo kale sa
Bariis iyo hilib keliya
Bariis iyo hilib keliya
maynin, haddii aad cuntada sida la rabay u qaadato, si dhaqsi ayaad u cayilaysaa,
daawooyinka cayilka dhib badan ayay u keenaan qofka, marka waxaa fiican in laga fogaado.

10 Cunto Oo Cayilka RidaBoorashka: Boorashku waa cuntada ugu fiican ee ay tahay in uu cuno qofka doonaya in uu miisaanka...
24/05/2022

10 Cunto Oo Cayilka Rida

Boorashka: Boorashku waa cuntada ugu fiican ee ay tahay in uu cuno qofka doonaya in uu miisaanka iska dhimaa, waayo waxa uu ka mid yahay cuntooyinka baalka leh sidaa awgeed waxa uu u fiican yahay caafimaadka caloosha.

tufaax

Tufaaxa: tufaaxu waxa uu ka mid yahay miraha ugu badan ee cilmi baarista lagu sameeyay natiijada kasoo baxday ee ku aadan faaidooyinkiisana waxay ahayd mid aad u wanaagsan. Tufaaxu waxa uu kaa caawin karaa inaad miisaanka iska dhintid… 10 faaido oo tufaaxu uu leeyahay Riix Halkaan

kaabash

Kaabashka: Kaabashku waxa uu ka mid yahay cuntooyinka faa’idooyinka badan ee caafimaad ay ku jiraan, waxaa ka mid ah in uu badiyo kaadida taasina ay gacan weyn ka geysato hoos u dhaca miisaanka. Daraasado cilmiya ayaa iyaguna xaqiijiyey in uu si weyn wax uga taro ka hor tagga iyo baabi’inta burooyinka kansarka ah iyo guud ahaanba sababaha kansarka keena.

saliida

Saliid Olive-ta (olive oil): Xeel dheerayaasha nafaqada jirka waxay isku raaceen in saliida oliv-tu muhiim u tahay jirka. Saliidaan waxay kaa caawinaysaa inay ilaaliso kolestaroolka (duxda).

looska

Looska: Badso cunista noocyada kala duwan ee looska waayo waxay yareeyaan caloosha, daraasad ay samaysay Purdue University ayaa lagu xusay in dadka cuna looska ayna mudo dheer gaajo dareemin marka loo fiiriyo kuwa cuna doolshaha oo ka mid ah cunooyinka kordhiya calories-ka.

shukulaatada

Shukulaatada Madow: Daraasado badan ayaa sheegaya in shukolaatadu lug ku leedahay dhimista miisaanka ama buurnida. Fayberka ay ka samaysan tahay jokolaatadu ayaa waxa uuu yareeyaa in uu jirku kaydiyo dux (subaga, baruurta), sababana in uu qofku dareemayo in uu dheregsan yahay… 8 faaido oo kugu dhiira gelinaya inaad badsato shukulaatada madow Riix halkaan…

sanjabiil

Sinjibiisha: Sinjibiisha oo xaddi macquul ah lagu darsado shaaha ama xataa biyaha caadiga ah ee la cabbaa waxa ay leedahay faa’idooyin caafimaad, oo ay ka mid tahay in ay jidhka ka saarto suntan, sidoo kale waxa ay leeda

waligii makhluuq uma bahdo qofkii  ku ducaystaa waa xadiis saxiix ahللهم اكفني بحلالك عن حرامك وغنني بفضلك عمن سواك Rasu...
13/10/2021

waligii makhluuq uma bahdo qofkii ku ducaystaa waa xadiis saxiix ah
للهم اكفني
بحلالك عن حرامك وغنني بفضلك عمن سواك

Rasulku csw wuxu yidhi
bahia biniaadamba ma qabato qofkii ku ducaystaa ducadaa👆💯❤🤎

10/09/2021

💐‏﷽
۝ إِنَّ اللَّهَ وَمَلائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ۝ ﷺ 💐
-*-*-*-*-🔻*-*-*-*-
🌸Bismillahi marka 1aad ku sali nabi muxamed ﷺ 🌸
🌾🌷سنن مهجوره 🌷🌾

💐Sunayaal laga tagay💐

اذكركم ونفسى 👇

🍁١. بتلاوه سورتى《 السجدة والإنسان》 فى صلاه فريضه الفجر ليوم الجمعة .

📌 Naftayda iyo tiinaba waxaan xusuusinayaa qodobadan hoos ku xusan👇👇👇

1⃣. Akhrinta suuradaha 《 As-sujda iyo insaan 》 salada subax ee maalinka jimcaha
🥀📢📢
ويمكن قراءتهما من المصحف.

http://ar.islamway.net/fatwa/18720/
🔻
٢.🍁تلاوة سورتى
(الكافرون) فى الركعه الأولى
و (الإخلاص )فى الركعه الثانيه
فى ركعتى سنه الفجر.
🔻
2⃣ Akhrinta suuradaha 《 Al kaafiruun iyo Al ikhlaas 》 labada rakcadood sunaha ee ah ka horeeya salaada subax. ( Waa maalin walba)

٣. 🍁 قراءه سوره الكهف
[ويفضل من بعد فجر الجمعه.]

http://goo.gl/kTmkfR

🔻

3⃣. Akhrinta suurada 《 Al kahfi 》 maalinta jimcaha, waxaana ugu fadli salada subax kadib ilaa salada jimacaha laga gaarayo.

٤. 🌺📢 واكثروا من الصلاة على الحبيب من الآن وغدا عسى ان نتوفق لساعه الاجابه باذن الله الهادى.🍃🍁
🔻
4⃣. Badinta saliga nabiga ﷺ jimcaha iyo maalin walba laga yaabo inaad haleesho sacada ducada la aqbalo ee maalinta jimcaha insha Allah.

🌺 اللهم صلي على محمد وعلى ءال محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى ءال محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد 🌺

🍃🍁 Si aad u hesho qof walba oy fariintan gaadho ajirkiisa oo kale kasii wadaag asxaabtaada🍃🍁

حكم قراءة سورة السجدة والإنسان فجر الجمعة - محمد بن صالح العثيمين. التصنيف: خطب الجمعة

28/08/2021

Qiso yaroo cajiib ah. Oday baa wiilkiisa ku yiri wiilkaygiyow ma ogtahy in janadu ay bilaash tahy naartuna lacag la siiso? Wuxuu ku jawaabey wiilkii sidey ku dhacdey? Wuxuu yiri Aabihiii Balwadu waa lacag. Qamaarkuna Waa lacag . Heeshaha io xumaanta daawashadoodana Waa lacag, balse janadu : salaadu Waa bilaash. Soonku bilaash. Qur. aan aqriskuna bilaash. Wanaaga in lagu Furo Waa bilaash. Asxaapey idinkuna warqdan bilaash bey idinku Soo gaadhey gaarsiiya walaalihiina. ma u argtaa odaygan hdlkiisa Xikmad🖍?

28/08/2021

LAA XAWLA WALAA QUWATA ILAA BILLAAH
قال رسول الله ﷺ
"مررت بالنبي صلى الله عليه وسلم فقال لي يا حازم أكثر من قول لا حول ولا قوة إلا بالله، فإنها من كنوز الجنة"
“Waxaan soo maray Nabiga ﷺ markaasuu igu yidhi, xaazimoow afka haka qaadin “Laa xawla walaa quwata illaa billaah” waa khasanad kamid ah khaznadaha jannada”
قال رسول الله ﷺ
"ألا أدلك على باب من أبواب الجنة؟" قلت: بلى. قال: "لا حول ولا قوة إلا بالله""
“Makuu tilmaamaa Albaab kamid ah Albaabada jannada ?! Markaasan ku idhi Haa. Wuxu igu yidhi waxa weeyaan “Laa xawla walaa quwata illaa billah”
قال رسول الله ﷺ
"ألَا أدُلُّكَ على كلِمَةٍ مِنْ تحتِ العرشِ ، مِنْ كنزِ الجنةِ ؟ تقولُ : لا حولَ ولَا قوةَ إلَّا باللهِ ، فيقولُ اللهُ: أسلَمَ عبدي واسْتَسْلَمَ"
“Ma idiin tilmaamaa kalimad, Carshiga ilaahay hoostiisa ku jirta oo ah khaznadaha jannada, waxaad tidhaahdaa Laa xawla walaa quwata ilaahay billaah, ilaahay ayaa kuu jawaabaya oo odhanaya “Adoonkaygii wuu mislimayoo wuu iskukay dhiibay”
قال رسول الله ﷺ
"إذا خرج الرجل من بيته فقال: بسم الله، توكلت على الله، لا حول ولا قوة إلا بالله". قال: يقال حينئذ: هُدِيتَ ووُقِيتَ وكُفِيتَ، فتتنحى له الشياطين، فيقول شيطان آخر: كيف لك برجل قد هدي وكفي ووقي؟"
“Qofku haduu yidhaa markuu guriga kasii baxayo:”Bismillah Tawakaltu Calallaah Laa xawla walaa quwata illaah billaah” waxa lagu odhanaya: waa lagu hadaynaya waana lagu ilaalinaya, wax kastana waa lagaaga filnanaanayaa, markaasay shayaadiintu dariiqaaga ka baydhayaan, mid kamid ah shayaadiinta ayaa odhanaya: yaa u dhawaan kara qof intaasoo dhan la yidhi”

"قال ابن القيّم -رحمه الله-: هذه الكلمة -يعني: لا حول ولا قوة إلا بالله- لها تأثير عجيب في معاناة الأشغال الصعبة، وتحمُّل المشاق، والدخول على الملوكِ ومن يُخاف، وركوب الأهوال، ولها أيضاً تأثير عجيب في دفع الفقر"
وبيّن -رحمه الله- في زاد المعاد: أنّ لهذه الكلمة تأثيراً قوياً في دفع داء الهم والغم والحزن؛ولها تأثير عجيب في طرد الشيطان.
Ibn Al- Qayim ilaahay ha u naxariisto, ayaa yidhi: Laa xawla walaa quwata illaa bilaah waxay si cajiib ah wax uga badashaa hawl adag haday ku qabsa

*اللهم اغفر لي ولوالدي وللمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات**Ha iloobin inaad mar walba dadka u...
28/08/2021

*اللهم اغفر لي ولوالدي وللمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات*

*Ha iloobin inaad mar walba dadka u ducayso Kuwa Nool iyo kuwa Dhintayba Waxaadna ogaataa in Malag Adna kuu ducaynayso❤️*.

*Ku Qurxi Galabtaada Adkaarulmassaa iyo Camal Walba Aad Sameynkarto oo wanaag ah Samey Hadhihin Bari Bilawaa ileen maogid Barito inad gurigaga Dhabta ah Aadi*🍃😌.

09/02/2021
08/02/2021

Albaabada Kurbada Lagu Feeydo Waa Sagaal Albaab: Sida Ku Soo Aroortay Quraanka iyo Sunnada Shariifka ah .

1: Albaabka Kowaad : Waa Suuradda Faatixada Waxaa Ka buuxda Suuradan Asraar badan Oo Cajiib ah Waa Kaafisi , Caafiso , Wana leysku tufaa Marka Qofka Xanuunsado.

2: Albaabka Labaad: Waa Qowlkan Cajiibka ah " ﺍﻟﻠﻪ ﺍﻟﻠﻪ ﺭﺑﻲ ﻻ ﺃﺷﺮﻙ ﺑﻪ ﺷﻴﺌﺎ "

Nabi Muxamed SCW ayaa Gabadhiisa Faadumo Ku yidhi" Waxaad tidhaahdaa Markaad Kurbooto Sidan Soo Socota
" ﺍﻟﻠﻪ ﺍﻟﻠﻪ ﺭﺑﻲ ﻻ ﺃﺷﺮﻙ ﺑﻪ ﺷﻴﺌﺎ "

3: Albaabka Sadaxaad : Waa Ducadan iyaduna Mucjisada ah Qofka akhrista Dhaqso Ku Helayo Muraadkiisa Oo Aan Macsi lahayn
" ﻻ ﺇﻟﻪ ﺇﻻ ﺃﻧﺖ ﺳﺒﺤﺎﻧﻚ ﺇﻧﻲ ﻛﻨﺖ ﻣﻦ ﺍﻟﻈﺎﻟﻤﻴﻦ "

Nabi Muxamed CSW ayaa yidhi Waa Kalmadihii Walalkey Di`Non ' Qof Kurbaysan Ma akhristo illaa Waxa Laga feydaa Dhibaatada Haysato .

4: Albaabka Afaraad: Waxad akhrisaneysaa Ducadaan Oo ah : ﺣﺴﺒﻨﺎ ﺍﻟﻠﻪ ﻭ ﻧﻌﻢ ﺍﻟﻮﻛﻴﻞ

Allaah Waxaa Uu Kitaabkiisa Ku yidhi
ﺍﻟﺬﻳﻦ ﻗﺎﻝ ﻟﻬﻢ ﺍﻟﻨﺎﺱ ﺇﻥ ﺍﻟﻨﺎﺱ ﻗﺪ ﺟﻤﻌﻮﺍ ﻟﻜﻢ ﻓﺎﺧﺸﻮﻫﻢ ﻓﺰﺍﺩﻫﻢ ﺇﻳﻤﺎﻧﺎً ﻭ ﻗﺎﻟﻮﺍ ﺣﺴﺒﻨﺎ ﺍﻟﻠﻪ ﻭ ﻧﻌﻢ ﺍﻟﻮﻛﻴﻞ ﻓﺎﻧﻘﻠﺒﻮﺍ ﺑﻨﻌﻤﺔ ﻣﻦ ﺍﻟﻠﻪ ﻭ ﻓﻀﻞ ﻟﻢ ﻳﻤﺴﺴﻬﻢ ﺳﻮﺀ "

5: Albaabka Shanaad : Waa Qowlka : Mid Ka Mid ah Ducooyinka Ugu Qiimaha badan Kuna Muujineysa inaad Awood iyo Xeeled Laheyn .

" ﻻﺣﻮﻝ ﻭ ﻻ ﻗﻮﺓ ﺇﻻ ﺑﺎﻟﻠﻪ ﺍﻟﻌﻠﻲ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ "
Waa Keyd Ka Mid ah Keydadka Jannada Sida Ku Sugan Saxiixeynka

6: Albaabka Lixaad : Waa istiqfaarta Dambi dhaaf Weydiinta Rabbigaa Waa Mid Mar Walba Lagaa rabo Oo Aad joogteysaa.

ﻣﻦ ﻟﺰﻡ ﺍﻻﺳﺘﻐﻔﺎﺭ ﺟﻌﻞ ﺍﻟﻠﻪ ﻣﻦ ﻛﻞ ﻫﻢ ﻓﺮﺟﺎ ﻭ ﻣﻦ ﻛﻞ ﺿﻴﻖ ﻣﺨﺮﺟﺎ ﻭ ﺭﺯﻗﻪ ﻣﻦ ﺣﻴﺚ ﻻ ﻳﺤﺘﺴﺐ "

7: Albaabka Todobaad: Sida Ku Sugan Kitaabka Uu iska leeyahay imaamka Weyn Ee Bukhaari .

" ﻻ ﺇﻟﻪ ﺇﻻ ﺍﻟﻠﻪ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ ﺍﻟﺤﻠﻴﻢ ،ﻻ ﺇﻟﻪ ﺇﻻ ﺍﻟﻠﻪ ﺭﺏ ﺍﻟﻌﺮﺵ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ ،ﻻ ﺇﻟﻪ ﺇﻻ ﺍﻟﻠﻪ ﺭﺏ ﺍﻟﺴﻤﻮﺍﺕ ﻭ ﺍﻷﺭﺽ ﺭﺏ ﺍﻟﻌﺮﺵ ﺍﻟﻜﺮﻳﻢ "
Waxa La aqristaa Marka Kurbadu Aad U Weyn tahay Talo farahaaga Ka baxeen.

8: Albaabka Sideedaad : Xadithka Ku Sugan Labada Kitaab Ee Saxiixeynka ah Waxaa La rabaa inaad badiso akhrinta ducadan.

" ﺍﻟﻠﻬﻢ ﺇﻧﻲ ﺃﻋﻮﺫ ﺑﻚ ﻣﻦ ﺍﻟﻬﻢ ﻭ ﺍﻟﺤﺰﻥ ﻭ ﺃﻋﻮﺫ ﺑﻚ ﻣﻦ ﺍﻟﻌﺠﺰ ﻭ ﺍﻟﻜﺴﻞ ﻭ ﺃﻋﻮﺫ ﺑﻚ ﻣﻦ ﺍﻟﺒﺨﻞ ﻭ ﺍﻟﺠﺒﻦ ﻭ ﺃﻋﻮﺫ ﺑﻚ ﻣﻦ ﻏﻠﺒﺔ ﺍﻟﺪﻳﻦ ﻭ ﻗﻬﺮ ﺍﻟﺮﺟﺎ

رتبسمت ذات النقاب کانها بدر أضاء اللیل ظلامه
28/01/2021

رتبسمت ذات النقاب کانها بدر أضاء اللیل ظلامه

Address

Bosaso

Telephone

0906191282

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adoonti alle hafsiina posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share