Asian University of Bangladesh - Somali Campus

Asian University of Bangladesh - Somali Campus Official Somalia Campus Asian University of Bangladesh - AUB

Ogaysiis Ogaysiis muhiim ah Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bahda waxbarashada jecel in ay qaadanayso  Arday cusub jaamaca...
07/12/2025

Ogaysiis Ogaysiis muhiim ah
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bahda waxbarashada jecel in ay qaadanayso Arday cusub jaamacada Asian University of Bangladesh faraceeda Somalia spring semester 2026
Open spring semester 2026

07/10/2025

-: Puntland:-Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobalka Karkaar ayaa laga dhagax dhigay Jaamacadda Asian University of Bangladesh faraceeda Somaliya , Degmadani waxay noqonaysaa degmooyinka laamiga ka baxsan ee Jaamacad yeesha

06/10/2025

Rako raaxo 5 Oct 2025 — Guddiga Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ee kormeerka shaqo ku jooga Gobolka karkaar degmada Rako Raaxo ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay waxgaradka deegaanka Rako ee degmada.

Waxaa xildhibaanada degmada ku soo dhaweeyey mas'uuliyiinta gobolka. Iyo kuwa degmada iyo bulshada qaybeheeda kala duwan.

Intaa kadib, guddiga wuxuu kormeeray xarumaha dawladda sida maxkamada degmada, saldhiga Booliska, Cisbitaalka guud ee degmada, iskuulka hoose/dhexe iyo Sare ee degmada iyo xarunta xannaanada xoolaha waxayna dhammaan ka dhegaysteen mas'uuliyiihta warbixin ku saabsan caqabadaha iyo baahiyaha ka jira xarumahaas ay booqashada ku tageen.

Ugu dambayntii, xildhibaanada ayaa ballanqaaday in ay baahiyada ay ka ururiyaan degmada ay horgeynayaan Golaha is loogu gudbiyo hay'adaha ku shaqada leh.

Xildhibaanada ayaa kala hadlay mas'uuliyiinta degmada ka shaqeynta horumarinta adeegga iyo abaabulka bulshada is loogu horseedo iskutashi iyo in si wadajir ah wax loo wada qabsado.

DHAMMAAD –

Wixii faah-faahin ah kala xiriir:
Xafiiska Warfaafinta iyo Wacyigelinta Golaha Wakiillada Dowladda Puntland
Ibrahim Mohamud Yusuf
[email protected]
https://puntlandparliament.com
�: https://www.tiktok.com/
� Garowe, Puntland, Somalia

Address

Main Road
Bosaso
252

Telephone

+252906220080

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asian University of Bangladesh - Somali Campus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share