University Of Bosaso Student's Association

University Of Bosaso Student's Association For Keep My Background Activati

30/12/2022

Khudbadda Gudomiyaha ururka Ardayda jaamacada Bosaaso Salmo abdikariin Bandhiga Qamaam Bulxan.

Bosaso 30 dec 2022 Gudoomiyaha Guud e ururka ardayda jaamacada Bosaso eng salmo Abdikariim ismaaciil."Gudoomisada ururka...
30/12/2022

Bosaso 30 dec 2022 Gudoomiyaha Guud e ururka ardayda jaamacada Bosaso eng salmo Abdikariim ismaaciil.

"Gudoomisada ururka ayaa xalay habeenimadii ahayd ka qayb gashay Xaflada Bandhiga Buuga Qamaan Bulxan qoraa maxamed Deeq Cabdi Madar [Haldhaa] waxayna ka jeedisay khudbad iskugu jirta dar-daaran iyo bogaadin.

"Sidoo kale waxaa bandhiga kasoo qayb galay Maamulka gobolka bari, dhalinyaro, guddoomiyaasha xaafadaha Bosaso, qaar kamid ah Ururada jaamacadaha ka dhisan magalada bosaso."

Dhamaad.

.
University Of Bosaso Student's Association.

XAFIISKA WARFAAFINTA URURKA ARDAYDA JAAMACADA BOSASO MAIN CUMPUS

Xoghayaha guud ururka ardeyda jamacda bosaaso Abdullaahi said mire  wuxu hambalyo iyo bogaadin udiraya ardeyda ka qalin ...
10/12/2022

Xoghayaha guud ururka ardeyda jamacda bosaaso Abdullaahi said mire wuxu hambalyo iyo bogaadin udiraya ardeyda ka qalin jabisey jamacada bosaaso waxuna urajeynaya intan inkabadan in ay garaan iyo mustaqbal wanagsan.

.
University Of Bosaso Student's Association.

XAFIISKA WARFAAFINTA URURKA ARDAYDA JAAMACADA BOSASO MAIN CUMPUS.

09/12/2022
09/12/2022

Address

Main Street Of Bosaso
Bosaso

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252907846976

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when University Of Bosaso Student's Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share