RSU Faculty of Computing & Emerging Technology

RSU Faculty of Computing & Emerging Technology The Faculty of Computing & Emerging Technology at Red Sea University, Bosaso.

Empowering students with skills in Computer Science, IT, and next-generation technologies.

Kulliyadda Kumbuyuutarka iyo Tiknoolajiyadda Casriga ah ee Jaamacadda Badda Cas ayaa qaar kamid ardayda kulliyadda u qab...
03/12/2025

Kulliyadda Kumbuyuutarka iyo Tiknoolajiyadda Casriga ah ee Jaamacadda Badda Cas ayaa qaar kamid ardayda kulliyadda u qabatay tababar ku saabsan (Networking).
Ujeedka tababarku waxa uu ahaa sidii ay ardaydu u fahmi lahaayeen qaababka shirkadaha isgaarsiintu u sameeya isku xirka tiknoolajiyadda casriga .
Tababrkan waxa bixiyay Eng Axmed Saafi oo leh khibrad 15 sano ah oo la xiriira qaybta Networking-ka shirkadaha isgaarsiinta

Address

Almacruf New Road
Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RSU Faculty of Computing & Emerging Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share