22/07/2026
๐ Xirfadkaab
Waa machadka waxbarasho ee rasmiga ah ee Sahal Global(SGI), oo koorsooyinkiisa Diploomada lagu heli karo iskaashi rasmi ah oo la leeyahay Sahal University.
Waxaan haynaa 9 Diploma oo si nidaamsan loo dhisay. looguna talagalay ardayda Soomaaliyeed ee doonaya waxbarasho Practical ah oo itus oo itaabsii ah, isla markaasna kuu diyaaarinaysa mihnad toos ah ama xirfado shaqo.
Takhasusyada aad dooran karto:
๐ Network & Cyber Security Diploma
Baro isku xirka networks-ka, ethical hacking, iyo difaaca cyber threats si aad u noqoto Nework & security professional.
๐ป Computer Systems & IT Support Diploma
Baro hardware, operating systems, Office iyo databases si aad u noqoto farsamayaqaan IT ah. Waa Halka ITga laga bilaabo.
๐ Business & Entrepreneurship Diploma
Fikraddaada u beddel ganacsi nidaamsan oo faaโiido leh, ganacsi bilow ama mid jiray hormari.
๐ Software & Web Development Diploma
Baro dhisidda responsive web applications iyo backend systems si aad u noqoto software engineer.
๐ English Proficiency Diploma
Ka bilow basic โ gaadh workplace fluency. Ugu hadal English si wanaagsan shaqada, waxbarashada, caafimaadka iyo nolosha.
๐ฐ Financial Operations & Office Accounting Diploma
Baro xisaabaadka Iyo Master-garee Excel iyo QuickBooks si aad u maamusho accounting-ka shirkadaha iyo NGO-yada.
๐ Project Management Diploma
Baro maamulka mashaariicda iyo monitoring & evaluation (M&E) si aad u noqoto hogaamiye mashaariiceed.
๐ฆ Logistics, Supply Chain & eCommerce Diploma
Baro global logistics, maamulka alaabta iyo eCommerce si aad u hoggaamiso online marketplaces.
๐ฌ Research Methodology & Project Writing Diploma
Ka bilow topic selection ilaa aad ka dhamaystirto oo aad ka difaacato buuggaaga qalin-jabinta.
๐ฏ Certifications: Tababaro ama Koorsooyin madax banaan
Baro koorsooyin gaagaaban oo madax banaan si aad u dhisato xirfado gaar ah oo suuqa shaqada ah.
Diploomooyinka xogtooda halkan kasoo akhriso: https://xirfadkaab.com/diplomas
Halkan iska soo diiwaangeli: https://xirfadkaab.com/register
๐ Soo dooro takhasuska aad doonayso, si aan faah faahin kuu siino mahadsanid.