Wariye farduz Műhîpø

Wariye farduz Műhîpø Warbaahin

26/11/2021

Barnaamijka ganacsiga

Shirweynihii  labaad eexisbiga wadaniAyaasaaka zirasmiya ugaqabsomay caasimada  hargaysa
15/11/2021

Shirweynihii labaad eexisbiga wadani
Ayaasaaka zirasmiya ugaqabsomay caasimada hargaysa

28/10/2020

Dad wene aad utirro badan
Ooreer burco ah oosamaynaya banan baxayo aykaga soohorjeedan madax wenaha faransiiska oo aykasooyedhen hadalo canbaaraynaya nabi maxamed nabadgalyo iyo naxariisi kurkiisa ha ahaatee

Ugbaad cali dhaban loox oo ahayd gabadh dhalinyaro ah ayaa xalay lagudilay magalada burco ayaa maydkeedii ladhigay cusba...
12/10/2020

Ugbaad cali dhaban loox oo ahayd gabadh dhalinyaro ah ayaa xalay lagudilay magalada burco ayaa maydkeedii ladhigay cusbataalka guud emagalada burco sida xalay uuxaqiijiyey agasimaha cusbataalka dr cabdi suudi ninka ku eedaysan dilka gabadha ayaa isna haatan boolizku gacanata kuhayaan
Laa iyo haatan macada sababta uu ninku kudilay gabadha ciidamada boolisku waxay sheegeen inay gacanta baadhitaanku arinkaa sifican ubaadhan

Ugbaad oo ahayd hooyo sadex caruura dhahay balse ayninkii h**e kalatageen
Ayaa lasheegay in ninkan eedaysana ah
Ay sheeko wadaag ahayeen

Farduz Műhîpø

Madaxweynaha somalilanad "mudane muuze biixi cabdi, ayaasaka xadhiga kajaray biriishka  camuud ee magalada boorama xukuu...
10/10/2020

Madaxweynaha somalilanad "mudane
muuze biixi cabdi, ayaasaka xadhiga kajaray biriishka camuud ee magalada boorama xukuumada somaliland aya hirgalisay dhimaha biriishka

Zuxufi farduz Műhîpø

Waxaa cawa magalada lascanood laga furay meherad cusub oo lagu magacabo :Haldoor cafe and pizza house Meherada ayaa waxa...
08/10/2020

Waxaa cawa magalada lascanood laga furay meherad cusub oo lagu magacabo :
Haldoor cafe and pizza house
Meherada ayaa waxa furay dhaliyaro reer laas caanood oo sokordhiyey hurumarka
Adeega dhinaca ay bixindoonaan

Xigazho

Labadan qodab ayaa somaliland Lagu soodaray heshiiska dawlada.fadaraalka iyo madax maamu lada soomaliya  7  in xildhibaa...
21/09/2020

Labadan qodab ayaa somaliland
Lagu soodaray heshiiska dawlada.fadaraalka iyo
madax maamu lada soomaliya

7 in xildhibaanada aqalka sare ee somaliland ay soodoortaan ergo matasha
Oowadajira

8 in doorashada xildhibaanada labada
Aqal ee somaliland aykadhacado
Magalada muqdizho


Xigasho

21/09/2020

Inkabada 200 oo maxbiis
Ayaa waxay kabasaday xabsi laguhayey
Oo kuyaalay magalada maroto
Ee waqooyiga bariga wadanka ugandha
Maxaabiista ayaa waxay dileen
Askari iskudayey inuu hor istaago
Kahor inta aanay ujihaysmin
Dhinacaa iyo buuraha kuxeeran magalada
Maxaabiista ayaa waxalasheegay ina labaxsadeen 15 qori iyo rasaas
Xabsiga ayaa waxa uu kadhisanyahay
Dhuldhaca buurta maroto ee kutaal banaanka magalada .ciidamada asluubta
Iyo militariga ayaa waxay bilaabeen hawlgal ayku baadi goobayeen maxabiiztasi maxsatay

Wariye farduz Műhîpø

19/09/2020

Send a message to learn more

Address

Buramo Boorama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye farduz Műhîpø posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share