Alpha University Burco

Alpha University Burco Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alpha University Burco, College & University, near Dahabshiil main office, Burao.

Alpha University Burao, is part of branches for Alpha University, and Burao Branch is an indigenous private university established in late 2014 in Burao, with the aim of playing a significant role in the country's Educational development goal.

Jaamacadda Alpha Burco waxa si habsami leh uga qabsoomay barnaamij xog-wadaag ah oo ku saabsan deeqda waxbarasho ee dalk...
22/08/2026

Jaamacadda Alpha Burco waxa si habsami leh uga qabsoomay barnaamij xog-wadaag ah oo ku saabsan deeqda waxbarasho ee dalka Ingiriiska (Chevening Scholarship).

Mahdi Ismail, oo h**e ugu guulaystay deeqdan waxbarasho, ayaa si faahfaahsan khibraddiisa ula wadaagay ka qaybgalayaashii barnaamijka. Waxa uu si qoto dheer u sharraxay xogta aasaasiga ah ee Chevening Scholarship, sida loo qoro qoraallada codsiga, habka codsiga jaamacadaha, iyo sida loo horumariyo loona maareeyo luuqadda Ingiriisiga.

Barnaamijku waxa uu ahaa kulan furan oo is-dhexgal iyo wada-sheekaysi ku dhisnaa, iyadoo ka qaybgalayaashu ay suโ€™aalahoodii ka heleen jawaabo faahfaahsan oo wax weyn ka tari kara fahamkooda iyo aqoontooda la xidhiidha deeqda waxbarasho ee Chevening.

Madasha barnaamijka lagu falanqayn doono deeqda waxbarasho ee Ingiriiska (Chevening Scholarship) waa diyaar. Ka soo qayb...
20/08/2026

Madasha barnaamijka lagu falanqayn doono deeqda waxbarasho ee Ingiriiska (Chevening Scholarship) waa diyaar. Ka soo qaybgal wacan!

Wakhtiga: 6:40 pm, bacdal Makhrib
Goobta: Hass Campus

๐…๐ข๐ž๐ฅ๐ ๐•๐ข๐ฌ๐ข๐ญ ๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž๐ฌArdayda Faculty of Social Sciences ee Alpha University Burco ayaa booqasho wax ku ...
20/08/2026

๐…๐ข๐ž๐ฅ๐ ๐•๐ข๐ฌ๐ข๐ญ ๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž๐ฌ

Ardayda Faculty of Social Sciences ee Alpha University Burco ayaa booqasho wax ku ool ah (Field Visit) ku tageen Ali Hussein IDP Camp, si ay u helaan khibrad dhab ah oo ku saabsan xaaladaha nololeed iyo baahiyaha bulshada ku nool xeryaha barakacayaasha.

Intii ay booqashada ku jireen, ardaydu waxay la falgaleen bulshada, iyagoo soo ururiyay xog muhiim ah oo ka caawinaysa inay si qoto dheer u fahmaan caqabadaha bulshada iyo adeegyada ay u baahan yihiin.

Field Visit kan wuxuu ardayda u ahaa fursad ay ku xoojiyaan aqoontooda, xirfadahooda xog ururinta iyo cilmi baadhista, isla markaana ay aqoonta fasalka ugu dabaqaan xaaladaha dhabta ah ee bulshada.

Alpha University Burco

ALPHA UNIVERSITY BURAODepartment of Distance LearningJaamacadda Alpha University Burao โ€“ Department of Distance Learning...
19/08/2026

ALPHA UNIVERSITY BURAO
Department of Distance Learning

Jaamacadda Alpha University Burao โ€“ Department of Distance Learning waxay kuu diyaarisay fursad aad ku baran karto kulliyado iyo barnaamijyo jaamacadeed oo kala duwan, adigoo waxbarashadaada ku qaadanaya gurigaaga, goobtaada shaqada, ama meel kasta oo aad joogto.

Barnaamijka Distance Learning wuxuu kuu saamaxayaa inaad si dabacsan u qorsheysato waqtiga waxbarashadaada, isla markaana aad waxbarashada sii wadato adigoo gudanaya waajibaadkaaga shaqo iyo nololeed.

๐Ÿ“ข ADMISSION OPEN

Isdiiwaangeli maanta oo ka faaโ€™iidayso fursadda aad ku horumarin karto aqoontaada iyo mustaqbalkaaga.

๐Ÿ“ž 063-4832005 | 063-3376936

Alpha University Burao
Inspiring Tomorrowโ€™s Professionals

OGEYSIIS | GRADUATE BULLETINS DAYS 2026Dhammaan ardayda sanadkan ka qalinjabinaysa  Jaamacadda Alpha University Burao wa...
19/08/2026

OGEYSIIS | GRADUATE BULLETINS DAYS 2026

Dhammaan ardayda sanadkan ka qalinjabinaysa Jaamacadda Alpha University Burao waxaa lagu wargelinayaa in Jaamacaddu diyaarinayso Graduate Bulletins Days 2026, kaas oo loogu talagalay diyaarinta sawirrada Buugga Qalinjebiyayaasha

Arday kasta waxaa laga qaadi doonaa sawirka loogu talagalay Graduate Bulletin, iyo sawir rasmi ah oo uu u adeegsan karo munaasabadda qalinjabinta.

Dhammaan ardayda qalinjabinaysa waxaa laga codsanayaa inay yimaadaan goobta xilliga loo asteeyey Kulliyad kasta, isla markaana ay ilaaliyaan jadwalka iyo tilmaamaha loo soo gudbiyey, sida ku cad jadwalka hoos ku lifaaqan.

๐Ÿ“… Taariikhda: 22โ€“24 August 2026
๐Ÿ“ Goobta: Hass Campus

Berri Khamiista, 20-ka August 2026, saacadda 6:30 fiidnimo, Jaamacadda Alpha University Burco waxa ka qabsoomi doona bar...
19/08/2026

Berri Khamiista, 20-ka August 2026, saacadda 6:30 fiidnimo, Jaamacadda Alpha University Burco waxa ka qabsoomi doona barnaamij xog-wadaag ah oo la xidhiidha codsiga deeqda waxbarasho ee dalka Ingiriiska ee Chevening Scholarship.

Waa deeq waxbarasho oo aad muhiim u ah, waana fursad weyn oo qofku ku kordhin karo aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa nololeed.

Barnaamijka waxa ku casuuman Mahdi Ismail, oo h**e ugu guulaystay deeqda waxbarasho ee Ingiriiska (Chevening Scholarship), isla markaana shahaadada heerka labaad ka qaatay Jaamacadda University of York, UK.

Waa barnaamij furan oo loogu talo-galay in ay ka faaโ€™iidaystaan dhallinyarada magaalada Burco, ardayda, iyo dhammaan cid kasta oo danaynaysa in ay sannadkan codsato deeqda waxbarasho ee Chevening Scholarship.

๐“๐‡๐„๐’๐ˆ๐’ ๐ƒ๐„๐…๐„๐๐’๐„ โ€“ ๐€๐‹๐๐‡๐€ ๐”๐๐ˆ๐•๐„๐‘๐’๐ˆ๐“๐˜ ๐๐”๐‘๐€๐ŽWaxa si habsami leh u socda difaacashada buuga qalin-Jebinta (Thesis Defense) ee ...
18/08/2026

๐“๐‡๐„๐’๐ˆ๐’ ๐ƒ๐„๐…๐„๐๐’๐„ โ€“ ๐€๐‹๐๐‡๐€ ๐”๐๐ˆ๐•๐„๐‘๐’๐ˆ๐“๐˜ ๐๐”๐‘๐€๐Ž
Waxa si habsami leh u socda difaacashada buuga qalin-Jebinta (Thesis Defense) ee kulliyadda ๐’๐‡๐€๐‘๐„๐„๐‚๐€๐ƒ๐€ ee Jaamacadda Alpha University Burao.

Maamulka iyo dhammaan hawl-wadeennada Jaamacaddu waxay bogaadin iyo hambalyo u dirayaan ardayda sanadkan ka qalin-jebinaya Jaamacadda, iyagoo muujiyay dadaal, karti iyo aqoon.

We wish our graduating class the very best on their Thesis Defense. Good luck, and congratulations on reaching this important milestone.

Alpha university Burao sharia & islamic studies

CHEVENING SCHOLARSHIP โ€“ INFORMATION SESSIONJaamacadda Alpha University Burao waxa ay martigelinaysaa barnaamij xog-wadaa...
17/08/2026

CHEVENING SCHOLARSHIP โ€“ INFORMATION SESSION

Jaamacadda Alpha University Burao waxa ay martigelinaysaa barnaamij xog-wadaag ah oo ku saabsan codsiga deeqda waxbarasho ee dalka Ingiriiska, Chevening Scholarship, oo furmay 4 August 2026.

Kulankan waxa lagu falanqayn doonaa qaabka loo codsado deeqda, waxyaabaha looga baahan yahay qofka codsanaya, sida loo qoro maqaallada codsiga, dalbashada jaamacadaha, iyo maaraynta luuqadda.

Kulankan waxa ku casuuman Mahdi Ismail, oo h**e ugu guulaystay deeqdan, isla markaana shahaadada heerka labaad ka qaatay University of York, UK.

Barnaamijka waxa ka qayb-geli kara dhammaan aqoonyahanka ku nool magaalada Burco ee danaynaya inay sannadkan codsadaan deeqda waxbarasho ee Chevening Scholarship.

๐Ÿ“… 20 August 2026
โฐ 6:30 PM
๐Ÿ“ Hass Campus

๐“๐‡๐„๐’๐ˆ๐’ ๐ƒ๐„๐…๐„๐๐’๐„ โ€“ ๐€๐‹๐๐‡๐€ ๐”๐๐ˆ๐•๐„๐‘๐’๐ˆ๐“๐˜ ๐๐”๐‘๐€๐ŽWaxa si habsami leh u socda difaacashada buuga qalin-Jebinta (Thesis Defense) ee ...
17/08/2026

๐“๐‡๐„๐’๐ˆ๐’ ๐ƒ๐„๐…๐„๐๐’๐„ โ€“ ๐€๐‹๐๐‡๐€ ๐”๐๐ˆ๐•๐„๐‘๐’๐ˆ๐“๐˜ ๐๐”๐‘๐€๐Ž

Waxa si habsami leh u socda difaacashada buuga qalin-Jebinta (Thesis Defense) ee kulliyadda ๐’๐‡๐€๐‘๐„๐„๐‚๐€๐ƒ๐€ ee Jaamacadda Alpha University Burao.

Maamulka iyo dhammaan hawl-wadeennada Jaamacaddu waxay bogaadin iyo hambalyo u dirayaan ardayda sanadkan ka qalin-jebinaya Jaamacadda, iyagoo muujiyay dadaal, karti iyo aqoon.

We wish our graduating class the very best on their Thesis Defense. Good luck, and congratulations on reaching this important milestone.
Alpha University Burco

Address

Near Dahabshiil Main Office
Burao

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alpha University Burco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Alpha University Burco:

Shortcuts

Share