Suldaan_10

Suldaan_10 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Suldaan_10, College & University, Burco.

Lionel Messi ayaa ka tagi doona PSG ka dib labo sano oo uu joogay kooxda, sida uu xaqiijiyay tababaraha kooxda ee Christ...
01/06/2023

Lionel Messi ayaa ka tagi doona PSG ka dib labo sano oo uu joogay kooxda, sida uu xaqiijiyay tababaraha kooxda ee Christophe Galtier.

MONTIEL WUXUU DHALIYAY QALINKII CIYAARTA KU GUULEYSATAY LABADA FINALKA KOOBKA ADUUNKA IYO FINALKA EUROPA LEAGUE! U DIYAA...
01/06/2023

MONTIEL WUXUU DHALIYAY QALINKII CIYAARTA KU GUULEYSATAY LABADA FINALKA KOOBKA ADUUNKA IYO FINALKA EUROPA LEAGUE! U DIYAAR DARIIQADA WEYN 🔥🇦🇷

Breaking: Karim Benzema ayaa go’aansaday inuu isaga tago Real Madrid C.F. 14 sano ka dib, sida uu sheegay ESPN's Julien ...
01/06/2023

Breaking: Karim Benzema ayaa go’aansaday inuu isaga tago Real Madrid C.F. 14 sano ka dib, sida uu sheegay ESPN's Julien Laurens.

13/02/2023
Rasmi: man city ayaa la wareegtay Gooldhaliyaha  Argentine julian Alvares laakiin  xagaaga soo socda  ayuu ku soo biiray...
31/01/2022

Rasmi: man city ayaa la wareegtay Gooldhaliyaha Argentine julian Alvares laakiin xagaaga soo socda ayuu ku soo biiraya
GUARDIOLA Waxa uu arkaa Ninkan inuu Agueroobi doono

Xirsi X. Cali Xasan ayaa loo doortay  Gudoomiyaha Xisbiga Waddani______//
16/11/2021

Xirsi X. Cali Xasan ayaa loo doortay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani______//

Mudaharaad ayaa Ka bilaamay bacdal maqrib magalada burco kaaso lagaga soo horjeedo xukunka maxkamada maliterigu Ku riday...
13/04/2021

Mudaharaad ayaa Ka bilaamay bacdal maqrib magalada burco kaaso lagaga soo horjeedo xukunka maxkamada maliterigu Ku riday Doolaal

Address

Burco

Telephone

+252659323281

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suldaan_10 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Suldaan_10:

Share