Abdi Samed Yousuf

Abdi Samed Yousuf abdi samed @7890

Hooyadaa ha u adeegsan Haddallo taagtaagan iyadoo hadalkaba ku bartay .............................Qaybtii.... 1AAD أن أ...
03/05/2021

Hooyadaa ha u adeegsan Haddallo taagtaagan iyadoo hadalkaba ku bartay .............................Qaybtii.... 1AAD

أن أشكرلى ولوالديك إلي المصير ..................(سورة ( لقمان )

Alle SWC ayaa waajibiyay xaqiisa in kaligii lacaabudo,xaqa labaadna waxa uu kadhigay ka waalidka, oo ah in loo samo fallo labada waalid ,xaqooda waa waajib saaran qof kasta.
Waaxaana sii mudan kan hooyo oo iyadu ka xaq badan aabe waana mida aan xooga saaridoono inshallah.

Q'uraanka oo ka hadlaaya xaqa hooyo,
Suuratul luq-maan aayad 14 aad wuxuu alle ku yidhi iinsaanka waaxn ugu dar daarannay labadiisa waalid,waliba hooyo, iyadu way kusoo qaaday cloosha waliba dacfi iyo tamar darro ayay martay "
Hooyo saddex dhibaato oo kaligeed ugaar ah ayay lasoo martay qof kasta oo dunida
dul yimid tagtiyo timaadaba .

1- Caloosha ayay ku qaaday 9 bilood iyadoo waliba caafimaadka uur jiifka ka fikiraysa ,
Dhibaato aan yarayn ayay lasoo martay ,
Markasta wixii ay cunto hooyadu ayuu uur jiifkuna quudanaayay, caloosheeda ayuu ku luga fidsanaayay, isaga culays kiisa ayay lasocon wayday, Qofkastow dartaada iyo
Culaysaaka ayay hooyo luguu ubarareen,
Hadana intaasoo dhibaato ah adiga in ay ku hesho ugu dul qaadanaysay,

2-dhibaatada foosha ayaa hooyo gooni u ah xaalad aad iyo aad u adag ayay marysaa
Hooyo marka ay xaalada foosha wajahayso

Darteen ayay u dhiig baxaysaa hooyo
Darteen ayay uur yaal lajiiftaa hooyo
Darteen ayay bil iyo in kabadan u
Xanuusanaysaa hooyo.

3- nuujinta iyo xambaarka ayaa hooyo gooni u ah, dhiigeeda ayuu nuugayaa (jaqayaa)illmo kasta labo sano oo kaamil ah,culayskiisa ayay dusha ku sidaa,korkeeda ayuu ku saxaroonayaa waxa uu ku kaajaa wax kastana dusheed ayuu ku sameeyaa hadana way u dul qaadataa wax kasta.

Q'uraanka kariimka ah waxa allah SWC markle ku sheegay suuratul Ax--qaaf aayada 15AAD .

"Iinsaanka ayaan u dar daaranay labadiisa waalid in uu usamo fallo,hooyadiis uurka ayay ku qaaday iyadoo la dhibaatoonaysa, way dhashay iyadoo la dhibaatootay, nuujintiisa iyo xambaarkiisa waa 30 bilood"""

( Àbđìşămëđ Yousuf)
Lasoco...qaybta 2AAD. Sawirka hoose waa aniga hooyaday❤❤❤

19/04/2021

Mashaallah quraanku mcaanaa markaad ku dhegaysato cod aad umacaan

16/04/2021
16/04/2021
15/04/2021

Markaad dhalato maro ayaa lagugu duubaa. markaad dhimato maro ayaa lagugu duubayaa. inta u dhaqayxana ma dhib li'id oo dhisme, dhaqaale raadin, iyo wax dhitaysi ayaad ku jirtaa. Indheer garad waa aakhiro garad.

15/04/2021

Du,cooyinka quraanka qaar kamid ah

12/04/2021

Waxaa la sheegay in labo nin oo Yuhuud ah ay ku safreen saxare lamadegaan ah.

Waxayna ahaayeen kuwo aad u gaajaysan oo aad uharraadsan dedna waxay ,ku soo bexeen koox muslimiin ah oo ceel u ka waraabinaya Adhigoodii

Mid ka mid ah Yuhuudda ayaa yidhi, oo lagu magacaab Ibraham kii kale ku yidhi ee saaxib kii ahaa kawaran Shuumaal hadaan weydiinno Dadka muslimiinta ah xoogaa cunno ah

Aan iska dhigno inaynu muslimiin nahay.
Aniguna waxaan isugu yeedhi doonaa (Cali) adiguna waxaad isku magacaabi doontaa Cabdullaahi

Shumail ayaa ugu jawaabay Maya, been sheegi maayo oo isk**a yeel yeeli karo wax aan ahayn waxaan ahay. Gaajo ayaan u dhiman halkaam sheegan waxaana ahayn.

Markay yimaadeen ayay weydiiyey Musliminti magacyadooda Abraham, ayaa yidhi magacaygu waa (Cali) oo waxaan ahay Muslim Shmuel ayaa yidhi. anigu waxaan ahay Shmu'el oo waxaan ahay Yuhuudi

Shekhii ugu waynaa musliminta ayaa yidhi
Yuhuuddiga waxoogaa cunto ah sii Adiganu,
Cali-yow Waad ogtahay in aan ku jiro Ramadaan oo ah bil soon muslimiintuna ay soomanyihiin sug Maqribka oo aan wada afureyno. Gaajuu udhiman gaadhay. Kii benta
Sheegay kii kana isagoo la sharfayuu dhargay

Xikmada sheekada. Aan u soo qaatay.

Qofka cibaadaysta ama soon ha ahaato ama salaad ha ahato ama sako ama xaj ama nooc
Kale ah isaga oon aqoon u,lahayn cibaadadas
Lagama aqbalayo ee isaga unbaa dib wajiga looga dhufan. Ayaduu mara duuga oo kale ah.

Qofka sooma isagoon cilmi ulahayn naftiisa unbuu been usheegay gaana ku dilayaa.

Inshalaah bisha ramadan maalin kasta haduu ilaahay ogolaado qiso ayaan idiin soo qori.

Lawadaago walalaaladaa sher garee inshalah

W-Q-:Mohamed Abdulahi Ahmad

Bismillah Cabdirahmaan binu Cawf ( RC ) ayaa waqtigii khulafaa’ul-Raashidiinka waxaa galab loo keenay afur markaasuu yir...
17/03/2021

Bismillah

Cabdirahmaan binu Cawf ( RC ) ayaa waqtigii khulafaa’ul-Raashidiinka waxaa galab loo keenay afur markaasuu yiri “waxaa la dilay (dagaalkii Uxud) Muscab binu Cumeyr waana iga khayr badnaa, waxaa lagu kafnay go’iisi (markaasuu deeqi waayey) markii lugaha laga saaro madaxa ayaa banaanaanayey, markii madaxa laga saarana lugaha ayaa banaanaanayey, (sidoo kale) waxaa la dilay Xamsa wuuna iga khayr badnaa, dabadeed aduunyada ayaa naloo fidiyey waxaana ka baqayaa in xasanaadkayagii naloo soo hor mariyey”, markaas u ayuu ooyey oo cuntadii iskaga tegey. Sidaas ayeyna ahaayeen asxaabta Rasuulka Scw

Rasuulka scw wuxuu yiri isaga oo adduunyada ka hadlaya “haddii ay adduunyadu Ilaahay agtiisa garab kaneeco u dhiganto, gaalka kabbo biyo ah k**a uusan waraabiyeen Allahu Akbar

Qofkii Qalbigiisa ku dambeyo jaceylka Rasuulka scw haku Saliyo Salalahu caleyhi wasalim dheh wll

Address

Burco

Telephone

+252634899799

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Samed Yousuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share