مركز أم الشفاء لتعليم القرآن الكريم وعلومه

  • Home
  • Somalia
  • Burco
  • مركز أم الشفاء لتعليم القرآن الكريم وعلومه

مركز أم الشفاء لتعليم القرآن الكريم وعلومه Ku soo dhawoow Markazka Minaar Al-Xaq ee Barashada Qur’aanka Kariimka ah iyo Higaadiisa.

Ardaygu wuxuu wax ku baran karaa si online ah iyo sidoo kale si toos ah (offline). Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh: Tel: +252 634878834 ama +252 659099657

🌙 Ku Soo Dhawoow Markazka Minaar Al-Xaq 🌙📖 Barashada Qur’aanka Kariimka ah iyo HigaadiisaMarkazka Minaar Al-Xaq wuxuu ku...
27/05/2026

🌙 Ku Soo Dhawoow Markazka Minaar Al-Xaq 🌙
📖 Barashada Qur’aanka Kariimka ah iyo Higaadiisa
Markazka Minaar Al-Xaq wuxuu ku siinayaa fursad aad ku baran karto Qur’aanka Kariimka ah si fudud oo hab casri ah:
✨ Online (internet-ka)
✨ Offline (si toos ah)
👨‍🏫 Arday kasta waxaa loo diyaariyey hab waxbarasho oo tayo leh iyo macallimiin khibrad leh.
📞 Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh:
Tel: +252 634878834 ama +252 659099657
📧 Email: [email protected]
🌟 Ka faa’iidayso fursaddan qiimaha leh, kuna xidhnow Kitaabka Alle! 🌟

Markazka Minaar al-Xaq wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan waalidiinta, ardayda, iyo guud ahaan Muslimiinta meel kasta oo ...
26/05/2026

Markazka Minaar al-Xaq wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan waalidiinta, ardayda, iyo guud ahaan Muslimiinta meel kasta oo ay ka joogaan daafaha dunida, munaasabadda Ciidul-Adxaa awgeed.

10/04/2026

في أي مفتاح تحتاج ؟

01/04/2026
25/03/2026

الشيخ د. محمد ابن شيخ عبدالكريم حسن حوش حفظهما الله في الدارين أحبهما في الله .

Ogaysiis   Ogaysiis    OgaysiisWaxaa la ogaysiinaya Dhammaan Waalidiinta Sharafta leh Ee ubadkoodu wax kabartaan Markisk...
22/03/2026

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

Waxaa la ogaysiinaya Dhammaan Waalidiinta Sharafta leh Ee ubadkoodu wax kabartaan Markiska minaaru Xaqq in barito maalin isniin ah lafurayo Markiska kubeegan 23/march/2026

Soo Noqosho Wacan

Address

Burco
TOGDHEER

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مركز أم الشفاء لتعليم القرآن الكريم وعلومه posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share