20/07/2026
WAR-GELIN
Qur'aanku Waa Miisaanka Dhabta ah Ee Guusha.
Qofkii Dayaca Werdigiisa Maalinlaha ah Ee Qur'aanka Wax Walba Oo Kalena Waa Uu Dayacayaa.
Guusha Aakhirona Waxay Ka Horreysaa Guusha Adduunka.
Yaynaan Dayicin Werdigeena Qur,aanka Ee Maalinlaha ah.
Waad Mahadsan-tihiin