Hadaf college معهد الهدف

Hadaf college معهد الهدف Ku soo dhawoow Hadaf College – Xarunta Horumarka Aqoonta iyo Xirfadaha. Waxaan bixinnaa waxbarasho tayo sare leh gaaf ahaan luuqadaha .

Hadaf College waa kulliyad u taagan horumarinta barashada luuqadaha iyo kobcinta xirfadaha aasaasiga ah ee nolosha.

🎓 XAFADDII GUDDOONSIISTA SHAHAADOYINKA 🎓Ardaydii ka qayb-gashay Short Courses-kii ay hoggaaminaysay xirfadda Public Spea...
14/08/2026

🎓 XAFADDII GUDDOONSIISTA SHAHAADOYINKA 🎓

Ardaydii ka qayb-gashay Short Courses-kii ay hoggaaminaysay xirfadda Public Speaking, oo ay ka mid ahaayeen:

🔹 Public Speaking
🔹 CV Writing
🔹 Teacher Training
🔹 First Aid

ayaa si sharaf iyo farxad leh loo guddoonsiiyay shahaadooyinkoodii, kaddib markii ay si guul leh u dhammaysteen barnaamijkii 2-da bilood ahaa. 🎓👏

Ma doonaysaa inaad adiguna ka mid noqoto ardayda xigta ee fursaddan ka faa’iidaysata?

📢 Ha seegin fursadda!
Isdiiwaangelintu hadda way socotaa.

📍 Xarunta Hadaf College – معهد الهدف

👉 Isdiiwaangeli maanta, oo bilow safarkaaga aqoonta iyo xirfadda.

11/08/2026

28/07/2026

🔊

Fadlan haddii aad doonayso inaad hanato xirfada fagaare ka hadalka
oo aad is leedahay noqo ( Public speaking) fadlan waxa kaa xigtaa waa isdiwaangelinta uun . iska diwaangeli xafiiska ama numberkan- 0636413552.

24/07/2026
Ka faa’iidayso fursadahan dahabiga ah.
21/07/2026

Ka faa’iidayso fursadahan dahabiga ah.

Kusoo dhawoow  HADAF COLLEGE oo aad ka heli karayso short courses free iyo full Courses caadi ah. La wadaagna saaxiibada...
20/07/2026

Kusoo dhawoow HADAF COLLEGE
oo aad ka heli karayso short courses free
iyo full Courses caadi ah.

La wadaagna saaxiibadaa si ay uga faaideystaan fursaddan.

17/07/2026

 #اللغةالعربيةالفصحى                #معهدالهدف  #مرحبابكم
16/07/2026

#اللغةالعربيةالفصحى #معهدالهدف
#مرحبابكم

Address

Fooqa Ka Soo Horjeeda Masaajidka Badha Badha
Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hadaf college معهد الهدف posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share