Medical Laboratory Department - University of Burao

Medical Laboratory Department - University of Burao “Advancing Healthcare through Science and Diagnostics”

sawirada qeybtii sadexaaddufcadii lixaaad
17/07/2026

sawirada qeybtii sadexaad

dufcadii lixaaad

Part two pictures.dufcadii lixaad
17/07/2026

Part two pictures.
dufcadii lixaad

Khamiis16-kii july 2026.Waaxda Shaybaadhka ee medical Laboratory Science ee Jaamacadda Burco waxay soo gabagabaysay difa...
17/07/2026

Khamiis16-kii july 2026.

Waaxda Shaybaadhka ee medical Laboratory Science ee Jaamacadda Burco waxay soo gabagabaysay difaacashada cilmi-baadhistii ardaydu ay sameeyeen.

Munaasabaddani waxay ahayd munaasibad qiimo badan oo ardaydu si kalsooni leh u soo bandhigeen una difaacdeen cilmi-baadhistooda.

Hambalyo dhammaan ardayda difaactay buugtooda, macallimiinta hagaysay iyo panel ka qayb qaatay.

THESIS DEFENSE ANNOUNCEMENTThe Office of Department of Medical Laboratory is pleased to announce the upcoming Thesis Def...
14/07/2026

THESIS DEFENSE ANNOUNCEMENT

The Office of Department of Medical Laboratory is pleased to announce the upcoming Thesis Defense Program for the Class of 2026, Batch Six.

This academic event will provide students with the opportunity to present and defend their research findings before graduation day.

Eid Mubaarak waxaan halkan uga hambalyeynaynaa dhamman shucuubta islaamka gaar ahaan shacabwaynaha jamhuuriyada Somalila...
26/05/2026

Eid Mubaarak

waxaan halkan uga hambalyeynaynaa dhamman shucuubta islaamka gaar ahaan shacabwaynaha jamhuuriyada Somaliland, waxaanu leenahay ciidul adxaa Mubarak, eebbe ha inaga aqbalo acmashii wanagsanayd ee aynu soo samaynay.

.

Ardayda Semester-ka Shanaad oo samaynaya gacan ka qabashada baadhitaanka Urine-Culture iyo report-keeda.
24/11/2025

Ardayda Semester-ka Shanaad oo samaynaya gacan ka qabashada baadhitaanka Urine-Culture iyo report-keeda.

22/11/2025

MUUQAAL...
Semester Three iyo gacan ka qabashadooda xiisadaha ay dhigteen.

Ardayda Semester-ka Sadexaad waxay sameeyeen baadhitaan lagu magacaabo Stool Analysis, kaas oo ah baadhitaan shaybaadh o...
11/11/2025

Ardayda Semester-ka Sadexaad waxay sameeyeen baadhitaan lagu magacaabo Stool Analysis, kaas oo ah baadhitaan shaybaadh oo lagu sameeyo saxarada si loo ogaado cudurro kala duwan oo ku dhaca mareenka caloosha iyo mindhicirka (gastrointestinal tract). Baadhitaankan wuxuu gacan ka geystaa in la ogaado xanuunada limo aragtayda ah ee parasites ka, iyoxanuuno kale oo ku dhaca qeybta dheefshiidka.

Baadhitaankan ay barteen ardaydu wuxuu ka kooban yahay saddex qaybood oo muhiim ah:
1. Physical Examination
Waa tallaabada ugu horraysa ee lagu qiimeeyo muuqa, midabka, urta, iyo nooca saxarada. Tallaabadan waxay ardayda ka caawisaa in la helo concept guud oo ku saabsan xaaladda caafimaad ee bukaanka.
2. Microscopic Examination
Marxaladdan waxaa lagu eegaayaa saxarada iyadoo la adeegsanayo microscope, si loo ogaado noocyo kala duwan oo microorganisms ah sida parasites iyo bacteria, iyo sidoo kale waxyaabo kale oo aan normal ahayn.
3. Reporting Results
Tani waa qaybta ugu muhiimsan, waana halka ardaydu ku bartaan sida saxda ah ee loo diyaariyo natiijada ugu dambaysa ee baadhitaanka. Waxaa lagu baranayaa qaabka saxda ah ee loo report gareeyo natiijada stool-ka, iyadoo lagu qorayo jawaabta warqadda request form-ka ee dhakhtarku soo diro, si natiijada loogu gudbiyo si xirfadaysan oo cilmiyaysan.
Hadda kadib, waxay ardaydani awood u yeelanayaan inay si xirfad leh u sameeyaan stool analysis oo natiijadiisa u soo saaraan si waafaqsan habka saxda ah ee shaybaadhka caafimaadka.

Hambalyo team ka guulaystay ee ICT ga.kubad wacan ayad soo bandhigteen dhammantiin.guulaysta dhammantiin.
18/10/2025

Hambalyo team ka guulaystay ee ICT ga.
kubad wacan ayad soo bandhigteen dhammantiin.

guulaysta dhammantiin.

20/09/2025

MUUQAAL

Ardayda waaxda shaybaadhka oo ku guda jira samaynta shaybaadhada kala kuwan.
Waxay practal ku sameeyeen Urine Analysis ama baadhitaanka kaadida oo lagu ogaado xanuunada kaadi mareenka ku dhaca.

Address

Https://uob-edu.net
Burco
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Medical Laboratory Department - University of Burao posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share