East Africa University Buhodle

East Africa University Buhodle Jaamacada Buuhoodle

๐‡๐š๐๐ก๐ข๐ฆ๐จ ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐ž๐ž๐            Tar: 30.08.26 Ardayda Sanadka ka qalinjebisey Jaamacadda Bariga Africa gaar ahaan kuliyada ...
30/08/2026

๐‡๐š๐๐ก๐ข๐ฆ๐จ ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐ž๐ž๐
Tar: 30.08.26
Ardayda Sanadka ka qalinjebisey Jaamacadda Bariga Africa gaar ahaan kuliyada Shareecada iyo daraasaadka Islaamiga ah ayaa qabatay hadhimo sharafeed ay ku maamuuseen maamulka iyo macalimiinta Jaamacadda. Madasha ayaa waxa loogu duceeyey talooyin dhaxal gal ahna lagu siiyey ardayda.

East Africa University Buhodle

๐—ž๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—ค๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ณ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ-๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—”๐—ณ๐—ฟ๐—ถ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ25 Agoosto 2026, (Arlo Park, Gar...
26/08/2026

๐—ž๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—ค๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ณ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ-๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—”๐—ณ๐—ฟ๐—ถ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ

25 Agoosto 2026, (Arlo Park, Garoowe)

Jaamacadda Bariga Afrika ayaa qabatay kulan qado sharaf ah oo lagu soo gebogabeeyey Shir-Sannadeedkii Jaamacadda, kaas oo ay ka qayb galeen madaxda Dowladda, maamulka jaamacadda, bahda waxbarashada iyo marti-sharaf kala duwan.

Kulanka ayaa lagu xusay guulihii jaamacadda iyo qodobadii muhiimka ahaa ee shirka, laguna adkeeyey wada-shaqeynta, isku-xirka bahda jaamacadda iyo qorshayaasha lagu sii horumarinayo waxbarashada iyo adeegyada Jaamacadda.





East Africa University Buhodle ๐—œ๐˜€๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿณ. Waxaa si habsi leh u furmay Isdiiwaan geli...
25/08/2026

East Africa University Buhodle
๐—œ๐˜€๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿณ.

Waxaa si habsi leh u furmay Isdiiwaan gelinta Ardayda cusub ee sanad waxbarasheedka 2026/2027.
Dhamaan kuliyadaha iyo qaybaha kala duwan ee Jaamacaddu waxa ay gacmo furan kusoo dhawaynayaan ardayda kasoo gudbey heerka dugsi sare ee bilaabaya heerka Jaamacadeed ee sanadkan.





Shir-Sannadeedka Golayaasha iyo Qaybaha  Jaamacadda Bariga Afrika 2026.Gudoomiye ku xigeenka Jaamacadda Qaybta Buuhoodle...
23/08/2026

Shir-Sannadeedka Golayaasha iyo Qaybaha Jaamacadda Bariga Afrika 2026.
Gudoomiye ku xigeenka Jaamacadda Qaybta Buuhoodle iyo Madaxa Cilmibaadhista ayaa ka qayb galay Shir-Sannadeedka Jaamacadda Bariga Afrika oo ka furmay magaalada Garowe, shirkaas oo diiradda lagu saarayo horumarinta waxbarashada, tayeynta adeegyada Jaamacadda, iyo qorshayaasha mustaqbalka ee lagu xoojinayo aqoonta, maaminta Cilmibaadhista iyo ka shaqaynta horumarka bulshada.





East Africa University Buhodle Waxaa si habsami leh usoo gebageboobey Todobaadka Bandhiga iyo doodaha cilmibaadhista qal...
17/08/2026

East Africa University Buhodle
Waxaa si habsami leh usoo gebageboobey Todobaadka Bandhiga iyo doodaha cilmibaadhista qalinjebinta ee dhamaan ardayda Jaamacadda, halkaas oo ardaydu kusoo bandhigeen xirfadooda cilmi baadhiseed, kartidooda bandhig iyo hal abuurka ee ay ka kasbadeen intii ay Jaamacadda dhiganayeen.
Jaamacaddu waxa ay dhamaan ardayda ku dhiiri gelinaysaa inay cilmiga sii korodhsadaan, bulshadana waxa ay barteen ku celiyaan, iyadoo u rajaynaysa nolol barwaaqo iyo guul leh.




ุตูˆุฑ ู…ู† ู‚ุงุนุฉ ุงู„ู…ู†ุงู‚ุดุฉ ู„ุทู„ุจุฉ ูƒู„ูŠุฉ ุงู„ุดุฑูŠุนูŠุฉ ูˆุงู„ุฏุฑุงุณุงุช ุงู„ุฅุณู„ุงู…ูŠุฉ.
17/08/2026

ุตูˆุฑ ู…ู† ู‚ุงุนุฉ ุงู„ู…ู†ุงู‚ุดุฉ ู„ุทู„ุจุฉ ูƒู„ูŠุฉ ุงู„ุดุฑูŠุนูŠุฉ ูˆุงู„ุฏุฑุงุณุงุช ุงู„ุฅุณู„ุงู…ูŠุฉ.

ุฌุงู…ุนุฉ ุดุฑู‚ ุงู•ูุฑูŠู‚ูŠุงุ› ูƒู„ูŠุฉ ุงู„ุดุฑูŠุนุฉ ูˆุงู„ุฏุฑุงุณุงุช ุงู„ุงู•ุณู„ุงู…ูŠุฉ ุชู…ุช ู…ู†ุงู‚ุดุฉ ุงู„ุจุญูˆุซ ุงู„ุชูƒู…ูŠู„ูŠุฉ ู„ู…ุฑุญู„ุฉ ุงู„ุจูƒุงู„ูˆุฑูŠูˆุณุŒ ููŠ ุฃุฌูˆุงุก ุฃูƒุงุฏูŠู…ูŠุฉ ...
16/08/2026

ุฌุงู…ุนุฉ ุดุฑู‚ ุงู•ูุฑูŠู‚ูŠุงุ› ูƒู„ูŠุฉ ุงู„ุดุฑูŠุนุฉ ูˆุงู„ุฏุฑุงุณุงุช ุงู„ุงู•ุณู„ุงู…ูŠุฉ
ุชู…ุช ู…ู†ุงู‚ุดุฉ ุงู„ุจุญูˆุซ ุงู„ุชูƒู…ูŠู„ูŠุฉ ู„ู…ุฑุญู„ุฉ ุงู„ุจูƒุงู„ูˆุฑูŠูˆุณุŒ ููŠ ุฃุฌูˆุงุก ุฃูƒุงุฏูŠู…ูŠุฉ ู…ุชู…ูŠุฒุฉ ุนูƒุณุช ุฌู‡ูˆุฏ ุงู„ุทู„ุจุฉ ููŠ ู…ุฌุงู„ ุงู„ุจุญุซ ุงู„ุนู„ู…ูŠ ูˆู‚ุฏุฑุชู‡ู… ุนู„ู‰ ุงู„ุชุญู„ูŠู„ ูˆุงู„ู…ู†ุงู‚ุดุฉ. ูˆุจู‡ุฐู‡ ุงู„ู…ู†ุงุณุจุฉ ู†ุจุงุฑูƒ ู„ู„ุจุงุญุซูŠู†ุŒ ูˆู†ุชู…ู†ู‰ ู„ู‡ู… ุฏูˆุงู… ุงู„ุชูˆููŠู‚ ูˆุงู„ู†ุฌุงุญ ููŠ ู…ุณูŠุฑุชู‡ู… ุงู„ุนู„ู…ูŠุฉ ูˆุงู„ุฃูƒุงุฏูŠู…ูŠุฉ.




#ูขู ูขูฆูุนุงู„ูŠุงุช

East Africa University Buhodle ๐๐š๐œ๐ก๐ž๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐ˆ๐ง๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ฌ๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž ๐š๐ง๐ ๐ญ๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒWe're pleased to announce the successful co...
15/08/2026

East Africa University Buhodle
๐๐š๐œ๐ก๐ž๐ฅ๐จ๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐ˆ๐ง๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ฌ๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž ๐š๐ง๐ ๐ญ๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ
We're pleased to announce the successful completion of the Undergraduate Thesis Presentations and Defenses for the Class of 2026.

This significant academic milestone reflects our studentsโ€™ commitment to rigorous research, critical analysis, and academic excellence.

Finally we extend our sincere congratulations to the IST Class of 2026 on this outstanding achievement and wish them continued success in their future academic and professional pursuits.




Sawiro dheeraada, Madasha bandhiga buugta qalinjebinta.
14/08/2026

Sawiro dheeraada, Madasha bandhiga buugta qalinjebinta.




East Africa University Buhodle Bachelor of Business administration We're pleased to announce the successful completion o...
14/08/2026

East Africa University Buhodle
Bachelor of Business administration
We're pleased to announce the successful completion of the Undergraduate Thesis Presentations and Defenses for the Class of 2026.

This significant academic milestone reflects our studentsโ€™ commitment to rigorous research, critical analysis, and academic excellence.

Finally we extend our sincere congratulations to the BBA Class of 2026 on this outstanding achievement and wish them continued success in their future academic and professional pursuits.




Address

Main Road, Near Buhodle Power Electeric
Buuhoodle

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Friday 16:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00

Telephone

+252659459455

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when East Africa University Buhodle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to East Africa University Buhodle:

Shortcuts

Share