Al Imra International University "Xarunta Buur Hakaba"

Al Imra International University "Xarunta Buur Hakaba" Al Imra International University AlU "Xarunta 4ªªD ee Buur hakaba". A new dawn for higher education.

17/05/2026
Jimco Kariim.       اليوم يوم الجمعة نبدأبالصلاة خير البشر يامن تحبون النبي                                             ...
15/05/2026

Jimco Kariim.

اليوم يوم الجمعة نبدأبالصلاة خير البشر يامن تحبون النبي
... محمدا صلو اعليه وسلمو اتسليما

HAMBALYO MAALINTA CAALAMIGA AH EE KALKAALIYAYAASHA.Guddoomiyaha Al-Imra International University - AIU Prof. Hassan Ali ...
12/05/2026

HAMBALYO MAALINTA CAALAMIGA AH EE KALKAALIYAYAASHA.

Guddoomiyaha Al-Imra International University - AIU Prof. Hassan Ali Mohamed Dr-anaboora Hassan Ali ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan kalkaaliyayaasha Soomaaliyeed iyo ardayda Kuliyadda Nursing-ka munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Kalkaaliyayaasha Adduunka (International Nurses Day).

Guddoomiyuhu wuxuu si gaar ah ugu mahadceliyey dadaalka, samirka, iyo daryeelka hagar la’aanta ah ee ay kalkaaliyayaashu u hayaan bulshada, iyagoo door weyn ka qaata badbaadinta nolosha iyo horumarinta caafimaadka bulshada Soomaaliyeed.

Waxaan hambalyadan la wadaageynaa dhammaan bahda Nursing-ka meel kasta oo ay joogaan.

Waxaa tihiin halyeeyo bulshada u taagan adeeg, naxariis, iyo badbaado. 🩺

08/05/2026

🎉 Hambalyo Mudane Abdirahman Mohamed Mohamud 🎉

Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa Mudane Abdirahman Mohamed Mohamud magacaabista loo magacaabay Agaasimaha Campus 3 Ee Al-Imra International University.

Magacaabistan waxay muujinaysaa karti, dadaal, iyo kalsoonida lagu qabo hoggaamintiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo. Waxaan aaminsanahay in uu door muhiim ah ka qaadan doono horumarinta waxbarashada, tayeynta maamulka, iyo kobcinta deegaanka waxbarasho ee jaamacadda.

Waxaan u rajaynaynaa in Alle ku asturo xilka cusub, kana dhigo mid horseeda guulo waaweyn, wada shaqeyn wanaagsan, iyo horumar joogto ah oo faa’iido u leh ardayda, macallimiinta, iyo guud ahaan bulshada.

Hambalyo mar kale Mudane Abdirahman Mohamed Mohamud. Waxaan kuu rajaynaynaa guul iyo barwaaqo joogto ah. 🌟






01/05/2026

Jaamacadda Al-Imra International University ayaa ka qayb gashay Bandhigga 𝐗𝐚𝐲𝐚𝐚𝐭 𝟐𝟎𝟐𝟔 oo uu soo qabanqaabiyay 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐊𝐨𝐛𝐚𝐜, kaasoo ay isugu yimaadeen jaamacado, iskuullo iyo ganacsato kala duwan.
Bandhiggan muhiimka ah wuxuu ahaa fursad lagu soo bandhigayay horumarka waxbarasho, adeegyada jaamacadaha, iyo xiriirka ka dhexeeya bulshada waxbarashada iyo ganacsiga.
Waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Jaamacadda Al-Imra International University - AIU, Prof. Hassan Ali Mohamed (Dr. Anabore)oo matalay jaamacadda kana qeyb qaatay dhiirrigelinta, horumarinta waxbarashada sare, iyo kobcinta aqoonta bulshada.

Jaamacadda Al-Imra International University ayaa ka qayb gashay Bandhigga 𝐗𝐚𝐲𝐚𝐚𝐭 𝟐𝟎𝟐𝟔 oo uu soo qabanqaabiyay 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐊𝐨...
01/05/2026

Jaamacadda Al-Imra International University ayaa ka qayb gashay Bandhigga 𝐗𝐚𝐲𝐚𝐚𝐭 𝟐𝟎𝟐𝟔 oo uu soo qabanqaabiyay 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐊𝐨𝐛𝐚𝐜, kaasoo ay isugu yimaadeen jaamacado, iskuullo iyo ganacsato kala duwan.
Bandhiggan muhiimka ah wuxuu ahaa fursad lagu soo bandhigayay horumarka waxbarasho, adeegyada jaamacadaha, iyo xiriirka ka dhexeeya bulshada waxbarashada iyo ganacsiga.
Waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Jaamacadda Al-Imra International University - AIU, Prof. Hassan Ali Mohamed (Dr. Anabore)oo matalay jaamacadda kana qeyb qaatay dhiirrigelinta, horumarinta waxbarashada sare, iyo kobcinta aqoonta bulshada..

𝗗𝗢𝗢𝗥𝗔𝗦𝗛𝗔𝗗𝗔 𝗚𝗨𝗗𝗗𝗢𝗢𝗡𝗞𝗔 𝗠𝗜𝗗𝗢𝗪𝗚𝗔 𝗝𝗔𝗔𝗠𝗔𝗖𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗘𝗘𝗗.Magaalada Muqdisho waxaa si rasmi ah uga qabsoontay doorashada hog...
29/04/2026

𝗗𝗢𝗢𝗥𝗔𝗦𝗛𝗔𝗗𝗔 𝗚𝗨𝗗𝗗𝗢𝗢𝗡𝗞𝗔 𝗠𝗜𝗗𝗢𝗪𝗚𝗔 𝗝𝗔𝗔𝗠𝗔𝗖𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗘𝗘𝗗.

Magaalada Muqdisho waxaa si rasmi ah uga qabsoontay doorashada hoggaanka Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed, waxaana kulanka lagu qabtay "Hotel Afric".

Guddoomiyaha Jaamacadda Caalamiga ah ee Al-Imran "Dr-anaboora Hassan Ali" ayaa ka qeyb galay kulankan muhiimka ah ee lagu dooranayey hoggaanka cusub ee Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed.

Doorashada kadib, hoggaanka cusub ee Midowga waxaa ku kala guuleystay.

• Guddoomiyaha Midowga Jaamacadaha: Dr. Hassan Mohamed Sayid.
(Guddoomiyaha Jaamacadda UNISO)

• Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad: Dr. Abdulkadir Ahmed Mahad.
(Guddoomiyaha Jaamacadda Adan Adde International University)

• Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad: Dr. Mohamed Abdi Adam.
(Guddoomiyaha Jaamacadda Kismaayo)

Maamulka Jaamacadda Caalamiga ah ee Al-Imran waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan hoggaanka cusub ee Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed, iyagoo u rajeynaya guul, horumar, iyo inay ka shaqeeyaan xoojinta iskaashiga, tayeynta waxbarashada sare, iyo horumarinta jaamacadaha dalka.

Al-Imra International University - AIU

....إنا لله وإنا إليه راجعونTacsiyo..😰😥😢Maamulaha Guud ee Jaamacadda Dr-anaboora Hassan Ali, Maamule ku xigeenka Xarunta...
28/04/2026

....إنا لله وإنا إليه راجعون
Tacsiyo..😰😥😢

Maamulaha Guud ee Jaamacadda Dr-anaboora Hassan Ali, Maamule ku xigeenka Xarunta 4ªªD Dr-Mukhtar Hassan Nor, Dhammaan Macalimiinta, ardeyda iyo Waalidiinta Al-Imra International University - AIU, waxey tacsiyo u dirayaan,
Maamulaha xarunta 4ªªD Al Imra International University "Xarunta Buur Hakaba"
"Dr Mohammed Elmi Ali"Jaceyl Bile.


Alle ha u naxriisto "Adeerka", qabrigiisana alle ha u waasiciyo.

Dhammaan familka, walaalaaha waxeynu leenahay Allah ha u naxriisto Adeer samir iyo imaan Allah naga siiyo qabrigiisana Allaah Ha u waasiciyo .

Address

Suuq Yaraha
Buurhakaba

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Imra International University "Xarunta Buur Hakaba" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share