Daha International University Galkaio Puntland Campus

Daha International University Galkaio Puntland Campus Home Of Knowledge and Creativity

Daha  international university (DIU).Galkaio campus puntland somalia.
27/08/2026

Daha international university (DIU).

Galkaio campus puntland somalia.

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ๐—ž๐—” ๐——๐—œ๐—œ๐—ช๐—”๐—”๐—ก๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—”๐—ฅ๐——๐—”๐—ฌ๐——๐—” ๐—–๐—จ๐—ฆ๐—จ๐—•๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ Daha  international university(DIU) ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ waxay dhammaan ardayda d...
24/08/2026

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ๐—ž๐—” ๐——๐—œ๐—œ๐—ช๐—”๐—”๐—ก๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—”๐—ฅ๐——๐—”๐—ฌ๐——๐—” ๐—–๐—จ๐—ฆ๐—จ๐—•

๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ Daha international university(DIU) ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ waxay dhammaan ardayda dhammaystay waxbarashada dugsiga sare ku wargelinaysaa in la furay diiwaangelinta ardayda cusub ee ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ-๐—ฑ๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒโ€“๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿณ.

Wixii faahfaahin kala xariir numbarada hoos ku qoran.

+252907758212 ama 0907657201.

๐Ÿ“ข OGAYSIIS MUHIIM AHDaha International University โ€“ Gaalkacyo, Puntland waxay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda iyo dadka d...
23/08/2026

๐Ÿ“ข OGAYSIIS MUHIIM AH

Daha International University โ€“ Gaalkacyo, Puntland waxay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda iyo dadka danaynaya waxbarashada in la furay fursad cusub oo Half-Scholarship ah (50%), taas oo loogu talagalay barashada Nursing(kal-kaaliye caafimaad ).

๐ŸŽ“ nursing โ€“ 50% HALF-SCHOLARSHIP

Tirada fursaduhu waa xaddidan yihiin, sidaas darteed fadlan booqo xafiiska Jaamacadda si aad uga faaโ€™iidaysato fursaddan.

๐Ÿ“ Goobta: Jiiro Kuweeyd
๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
0907758212 / 0906109985

โœจ Ha seegin fursaddan waxbarasho!

Jaamacadda Daha International University(DIU).Galkaio campus puntland somalia.   #Waxa ay bahda jaamacada Daha u diraysa...
23/08/2026

Jaamacadda Daha International University(DIU).

Galkaio campus puntland somalia.
#
Waxa ay bahda jaamacada Daha u diraysaa hambalyo dhammaan Ardaydii ku guulaystay imtixaankii shahaadiga ahaa ee sannad dugsiyeedka #2025 # 2026 ee Dawladda puntland.

20/08/2026

Guddoomiyaha Guud ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ƒ๐š๐ก๐š, ๐ƒ๐ซ. ๐’๐ก๐ž๐ข๐ค๐ก ๐€๐›๐ฎ๐ค๐š๐ซ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง, wuxuu fariintan ku xusay muhiimadda ay waxbarashaddu u leedahay qofka iyo bulshadda, isagoo dhalinyarada ku boorriyey inay aqoontooda ku lamaanaystaan ๐š๐ค๐ก๐ฅ๐š๐š๐ช ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง, ixtiraamka waalidka iyo qadarinta.

Qofka wax bartay ee akhlaaqdiisu wanaagsan tahay, wuxuu noqon karaa qof qoyskiisa, bulshadiisa, dalkiisa iyo diintiisuba wax weyn ku soo kordhiya.

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ก๐š waxay aaminsan tahay in waxbarashadda dhabta ahi aysan ku koobnayn fasalka oo keliya, balse ay tahay dhisidda jiil aqoon leh, akhlaaq leh, masuuliyad leh, una diyaarsan mustaqbalka.

๐Ÿ“š ๐€๐๐ฆ๐ข๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐ฌ-๐ค๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐ฐ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ.
Haddii aad doonayso inaad bilowdo ama sii waddo waxbarashadaada jaamacadeed, tani waa fursadda aad mustaqbalkaaga iyo maantaba aad ku dhisi karto.

๐Ÿ“ข OGAYSIIS MUHIIM AH.Daha International University โ€“ Gaalkacyo, Puntland waxay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda iyo dadka ...
15/08/2026

๐Ÿ“ข OGAYSIIS MUHIIM AH.

Daha International University โ€“ Gaalkacyo, Puntland waxay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda iyo dadka danaynaya waxbarashada in la furay fursad cusub oo Half-Scholarship ah (50%), taas oo loogu talagalay barashada public health(caafimaadka Guud).

๐ŸŽ“ public healthโ€“ 50% HALF-SCHOLARSHIP

Tirada fursaduhu waa xaddidan yihiin, sidaas darteed fadlan booqo xafiiska Jaamacadda si aad uga faaโ€™iidaysato fursaddan.

๐Ÿ“ Goobta: Jiiro Kuweeyd
๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
0907758212 / 0906109985

โœจ Ha seegin fursaddan waxbarasho!

๐Ÿ“ข OGAYSIIS MUHIIM AHDaha International University โ€“ Gaalkacyo, Puntland waxay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda iyo dadka d...
12/08/2026

๐Ÿ“ข OGAYSIIS MUHIIM AH

Daha International University โ€“ Gaalkacyo, Puntland waxay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda iyo dadka danaynaya waxbarashada in la furay fursad cusub oo Half-Scholarship ah (50%), taas oo loogu talagalay barashada Nutrition (Cilmiga Nafaqada).

๐ŸŽ“ NUTRITION โ€“ 50% HALF-SCHOLARSHIP

Tirada fursaduhu waa xaddidan yihiin, sidaas darteed fadlan booqo xafiiska Jaamacadda si aad uga faaโ€™iidaysato fursaddan.

๐Ÿ“ Goobta: Jiiro Kuweeyd
๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
0907758212 / 0906109985

โœจ Ha seegin fursaddan waxbarasho!

Daha International  University (DIU).Galkaio Campus puntland somaliaSawiradda: waxaa maantay la'soo xiray  tababarkii  k...
10/08/2026

Daha International University (DIU).
Galkaio Campus puntland somalia

Sawiradda: waxaa maantay la'soo xiray tababarkii ku saabsanaa fahanka guud nafaqada iyo khaladka ( understanding the common nutrition and mistakes).

09/08/2026

Daha International University.

Galkaio Campus puntland somalia.

Vedio: tababarkii ku saabsanaa fahanka guud nafaqada iyo khalaladka nafaqada (understanding the common nutrition and mistakes).

Sawiradda qaybta kowaad:  waxaa maantay jaamacadda Daha ka furmay tababarkii ku saabsanaa fahanka guud  nafaqada iyo kha...
08/08/2026

Sawiradda qaybta kowaad: waxaa maantay jaamacadda Daha ka furmay tababarkii ku saabsanaa fahanka guud nafaqada iyo khadka nafaqada ( understanding the Common Nutrition and mistakes).

Address

Main Road
Gaalkacyo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daha International University Galkaio Puntland Campus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Daha International University Galkaio Puntland Campus:

Shortcuts

Share