18/08/2026
๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ฐ๐๐ผ ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ธ๐ฎ ๐พ๐ฎ๐๐ฏ-๐ด๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ ๐ง๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ง๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ต๐ฎ (๐ง๐ผ๐ง) ๐ฒ๐ฒ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐บ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐ป๐ถโ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป๐๐ถ๐ป๐ถ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ.
Galkacyo University waxay ku faraxsan tahay inay ka qaybqaadato Tababarka Tababarayaasha (Training of Trainers โ ToT) ee ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐บ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐ป๐ถโ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป๐๐ถ๐ป๐ถ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ (๐๐ป๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐๐๐บ๐ฎ๐ป๐ถ๐๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ โ ๐๐๐), kaas oo ay Muqdisho ku qabatay ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐๐ง๐ช๐๐ฒ๐ซ๐ญ๐ ๐๐๐ฌ (๐๐๐๐).
Tababarkan oo diiradda lagu saaray fahamka iyo ku-dhaqanka mabaadiโda Sharciga Caalamiga ah ee Baniโaadantinimada ayaa lagu soo bandhigay laguna falanqeeyay mowduucyo muhiim ah oo la xiriira ilaalinta dadka rayidka ah, dadka aan ka qaybqaadan dagaallada, iyo xeerarka khuseeya xaaladaha colaadaha hubeysan.
Tababarka waxaa ka qaybgalay aqoonyahanno ka kala socday jaamacado iyo magaalooyin kala duwan oo Soomaaliya ah, oo ay ka mid ahaayeen Muqdisho, Kismaayo, Garoowe iyo deegaanno kale.
Jaamacadda Galkacyo waxaa tababarkan ku matalay bare sare Maxamad Daauud Maareeye oo ah bare ka tirsan Jaamacadda Galkacyo, isaga lo ahaa wakiilka Galmudug ugu qaybgalay tababarkan.