Runsheeg page

Runsheeg page Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Runsheeg page, Gaalkacyo.

Deg degAfargantaal ayaa caawa ku dhacay saldhiga ciidanka maraykanka ee dalka ciraaqGantaalada ayaa loo malaynayaa inay ...
12/01/2020

Deg deg
Afargantaal ayaa caawa ku dhacay saldhiga ciidanka maraykanka ee dalka ciraaq
Gantaalada ayaa loo malaynayaa inay soo tuudhay iiraan oo xurguf kala dhaxayso

12/01/2020
11/01/2020

Asc sheeko gaaban
Lasoco

Mid markuu yaraa waxbara shada lagala quustay oo jaahila
Ayaa asagoo wayn school lakeenay
Ayaan goortuu dhiganayey ayuu waxba fahmi waaye
Hooyadii baa kudhahday maxaad sifiican wax ugu baran wayday
Waxa uu dhahay hooyo macalinkaan sifiican wax iibarin
Islaantii baa macalinkii ku dhahday maxaad wiilka sifiican wax iigu bari wayde waxa uuyiri anigu wax waan baraaye wax buusa fahmin
Maalintii danbe ayuu macalinkii ku dhahay hooyadaa soo kexee markey xagiiskii yimid ayuu ku dhahay
Wiilkaaga waa aqoon yahay say dhahday maxaa kutiri adigu dhagaysuu dhahay su aal baan waydiinayaaye

Waxa uu waydiiye waa kuma nabigaagu ?

Waxa uukujawaabe waa fircoon
Islaantii baa soo booday aayarbay dhahday salalaahu calayhi wasalam

Jaahilnimadu waa mugdi
Isma dhaanto iyo dhasheed by ahaayewn

# share

Kuqabo page

Asxaapey Su aasha caawaYaa soogaaray faynuustaan?Maxaase lagu ifiyaa?Qalabka loo isticmaalo maxaa kamida?Jawaab wacan
11/01/2020

Asxaapey
Su aasha caawa

Yaa soogaaray faynuustaan?
Maxaase lagu ifiyaa?
Qalabka loo isticmaalo maxaa kamida?

Jawaab wacan

Maxaad ka fahantay ninkaanShare iyo like
11/01/2020

Maxaad ka fahantay ninkaan

Share iyo like

Asc asxaaptaWaxyaabaha guusha lagu gaaro  hadaan wax ka sheegno1. Waa inaad go aan leedahay2. Waa inaad ficil samaysaa s...
10/01/2020

Asc asxaapta

Waxyaabaha guusha lagu gaaro hadaan wax ka sheegno

1. Waa inaad go aan leedahay
2. Waa inaad ficil samaysaa saad guul ugaari lahayd
3. Waa inaad wax badan akhrisaa waayo wax akhriska maskaxdaa ku kodha
4. Waa inaadan niyad jabin markaad aragto guul daro yar oo aad sabir yeelataa
5. Waa inaad taqaan meeshaad usocoto
Iyo hadafkaad ka leedahay
6. Waa in lagaa nabad galaa af iyo adinba
7. Waa inaad waalidkaa baari unoqotaa
8. Waa inaad latimaadaa waa jibaadka ilahay swc uunafaray

Waa hubaal inay jiraan qodobo badan oo maskaxdaada ka guuxaya oo guul lagu gaari karo

Fadlan



Saar page kaan
Runsheeg

Mahadsanidiin

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252666265115

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Runsheeg page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share